DFS oo ku dhawaaqday shuruud Cusub oo Socdaalka la Xiriira
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan muhiim ah oo ay yeesheen Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJ) iyo Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka...
Wasiirkii hore oo khalad weyn iyo ceeb qaran ku tilmaamay inaysan dowladda iska hubin...
Wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa si adag u dhaliilay dowladda Federaalka, isagoo ku eedeeyay in aysan si dhab...
Itoobiya oo Dalbatay in Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Si Degdeg ah uga Baxaan...
Waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ka taagan degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, kadib markii saraakiil sare oo ka tirsan milateriga Itoobiya ay shalay booqdeen magaalada...
Axmed Madoobe iyo Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya oo ku kulmay Kismayo
Madaxweynaha maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire El Hadji...
Puntland oo Turkiga ku wareejisay Markabka Sea World
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Alper Aktaş.
Safarka Waftiga...
Musharixiinta la tartamaya hoggaamiye C/qaadir Firdhiye oo ka hor yimid Guddi ay dhistay DFS.
Musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u soo saaray war-saxaafadeed ay si kulul ugu cambaareeyeen...
Dibloomaasiyiin iyo saraakiil ciidan oo Turki ah oo ku sugan Boosaaso si ay Puntland...
Dibloomaasiyiin iyo saraakiil ciidan oo ka socota dowladda Turkiga ayaa ku sugan magaaalda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ee Puntland, halkaas oo mas’uuliyiinta Puntland...
AUSSOM Oo Beenisay Wararka Sheegaya Khasaarooyin Culus oo Ciidamadeeda Ka Soo Gaarey Dagaalkii Bariire...
awlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si kulul u beeniyay wararka warbaahinta qaarkood ku sheegayaan in khasaarooyin culus ka soo...
Maamulka Puntland oo isku diyaarinaya howlgalka Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag
Maamulka Puntland ayaa ku hawlan diyaar garowga howlgal milatari oo lagu beegsanayo Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag, halkaasoo ay ku sugan yihiin dagaalyahano ka...
Dastuurka maamulka Waqooyi Bari oo la dhaqan geliyay, iiyo DFS oo taageertay
Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay martigelisay munaasabad taariikhi ah oo lagu saxiixay Dastuurka cusub ee Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, kaas oo si...


















