Mucaaradka oo shaaciyay labo qodob ee weli la isku hayo wadahadallada siyaasadeed ka socda...

0
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya (SFC), ayaa sheegay in Soomaaliya mar kale taagan tahay marxalad siyaasadeed oo...

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Magacaabay Golaha Wasiirrada maamulkaasi

0
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray Xeer Lr. 191 ee ku taariikhaysan 10-ka Luulyo 2026, kaas oo lagu magacaabay Golaha Wasiirrada...

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo la filayo in uu berri iska casilo xilka

0
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa la filayaa inuu maalinta Axadda si rasmi ah ugu dhawaaqo inuu iska casilay xilka guddoomiyenimada iyo...

Maraykanka oo cusboonaysiiyay taariikhda ku meel gaarka ah ee oggolaanshaha shaqada ee Soomaalida haysta...

0
Hay'adda Adeegyada Jinsiyadda iyo Socdaalka ee Maraykanka (USCIS) ayaa cusboonaysiisay hagitaankeeda ku saabsan oggolaanshaha shaqada ee muwaadiniinta ka socda dalal leh xaaladda Temporary Protected...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya: Wadahadallada doorashooyinka waxay muujiyeen is-afgarad ku saabsan doorashada qof iyo...

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in wada-hadalladii maalmahan ka socday Muqdisho ee u dhexeeyay dowladda federaalka iyo qaybaha kala duwan...

Duqa magaalada St. Louis Park oo difaacday booqashadeeda Soomaaliya kaddib dhaliilo ka dhashay safarkeeda

0
Duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota, Nadia Mohamed, ayaa difaacday booqasho ay ku tagtay Soomaaliya kaddib markii ay la kulantay dhaliilo ku...

Golaha Wasiirrada oo ka digay khatarta roobabka El Niño, ansixiyeyna heshiisyo caalami ah

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin la xiriirta khatarta roobabka Super El Niño oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo ansixiyay heshiis ay wada galeen Soomaaliya iyo Masar

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay heshiis is-afgarad (MoU) oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar, kaas oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada gaadiidka badda...

Maraykanka oo liiska dadka ugu doon-doonista badan ee khiyaanada ku daray nin Soomaali ah

0
Wasaaradda Caddaaladda ee Maraykanka ayaa Arbacadii ku dartay nin Soomaali ah liiska dadka ugu doon-doonista badan ee dambiyada khiyaanada maaliyadeed ee Hay'adda Baarista Federaalka...

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka oo isku raacay sii wadista wada-hadallada siyaasadeed

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiillo ka socda mucaaradka ayaa ku heshiiyay in la sii wado wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya labada dhinac, sida lagu...

XULASHADA