Soomaaliya oo ku eedaysay Imaaraatka inay si qarsoodi ah u soo gelisay hogaamiye gooni...
Wasiiru Dowlaha wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Cabdulle (Cali Balcad), ayaa ku eedeeyay Imaaraatka Carabta (UAE) inay si khaldan u adeegsadeen hawada Soomaaliya...
Shirkadda DP- World oo sheegtay inay ku shaqeynayso heshiisyada ay kula jirto Somaliland
Shirkadda dekedaha iyo saadka ee DP World oo laga leeyahay Dubai ayaa sheegtay in hawlaheeda ay si caadi ah uga socdaan dekedda Berbera ee...
Wang Yi: Shiinaha Wuxuu Caasumaad u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Si loo muujiyo Taageerada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, Wang Yi, ayaa mar kale xaqiijiyay in dalkiisu si buuxda u garab taagan yahay Soomaaliya ilaalinta midnimadeeda, madax-bannaanideeda iyo...
Puntland oo sheegtay in dowladnimada Soomaaliya ay halis weyn ku jirto, loona baahan yahay...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto marxalad siyaasadeed oo aad u adag, taas oo si toos ah halis...
Golaha Shacabka BFS oo ansixiyay Axdiga Xakameynta Tubaakada
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh u ansixiyay Axdiga Xakameynta Tubaakada, kaddib kulan rasmi ah oo ka dhacay xarunta...
Trump oo ka digay weerar kale uu ku qaado Nigeria haddii la sii wado...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka digay inuu amri karo weerarro kale oo cirka oo uu ku qaado Nigeria, haddii la sii wado dilka...
Dibadbax Ballaaran Oo Loogu Soo Horjeedo Aqoonsiga Israa’iil Ee Somaliland oo ka Dhacay Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa markale waxaa ka dhacay dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday aqoonsiga ay Israa’iil siisay Maamulka Somaliland, kaas oo ay soo qabanqaabiyeen...
Somaliland oo sheegtay in dowlado xidhiidh la leh Israa’iil ay ku dhaliilayaan xidhiidhkeeda Israa’iil
Xukuumada Somaliland ayaa u jawaabtay dowladaha kasoo horjeeda aqoonsigeeda, ayaa sheegtay in aqoonsigeedu aanu dhibaato ku ahayn gobolka, balse uu horseedi doono horumar.
Wasiirka Madaxtooyada,...
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo mowqif adag ka qaatay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa qabtay kalfadhigii 22aad ee degdegga ahaa si looga doodo go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsatay “Somaliland” oo ay ugu yeertay...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo maanta shir ka yeelanaya Aqoonsiga Israa’iil
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta oo Sabti ah qabanaya kulan degdeg ah oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda, si looga hadlo xaaladda...


















