3 of 631 IMF and World Bank Announce US$4.5 billion in Debt Relief for...
IMF Executive Board Concludes the Sixth Review of the Extended Credit Facility for Somalia
December 13, 2023
Somalia has maintained strong reform momentum and program...
Hay’adda SoDMA oo gaadiid sida shixnad gargaar ah u dirtay Jalalaqsi
Iyadoo laga jawaabayo xaaladda adag ee ka jirta degmada Jalalaqsi iyo Tuulooyinka ku xeeran ee Gobolka Hiiraan ayaa xalay Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed...
Qoor Qoor oo bilaabay oo olole ku aadan wax ka beddalka Dastuurka dalka
Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa haatan bilaabay dadaallo uu taageero buuxda ugu raadinayo meel-marinta qodobadkii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga...
Qaramada Midoobay oo dalbatay xabad joojin deg deg ah oo laga sameeyo Gaza
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada oo kulan aan caadi aheyn ka yeeshay xaalada Gaza ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay qaraar aan wali...
Qaar kamid ah mucaaradka Puntland oo ka horyimid guddiga ansixinta baarlamaanka ee Deni uu...
Qaar kamid ah musharraxiinta madaxtinimada Puntland ayaa ka horyimid guddiga ansixinta baarlamaanka iyo xallinta khilaafaadka doorashada ee uu shalay magacaabay madaxweyne Deni.
Musharraxiintan oo ay...
Soomaaliya oo la filayo in todobaadkan laga cafiyo deymaha lagu leeyahay
Soomaaliya ayaa la filayaa in todobaadkan laga cafiyo deymaha lagu leeyahay.
Waxay noqon doontaa tallaabo taariikhi ah oo Soomaaliya u ogolaan doonta inay dib ugu...
Madaxweyne Deni oo magacaabay guddiga ansixinta baarlamaanka iyo xallinta khilaafaadka
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka baarlamaanka, sida lagu caddeeyay wareegto goor dhowayd kasoo baxday aqalka madaxtooyada Puntland.
Guddigan...
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland oo sharci darro ku tilmaamay go’aankii maxkamadda dastuuriga ku joojisay muddo...
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, Abwaan Cabdidirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa diiday go’aankii maxkamadda sare Puntland ay ku laashay muddo kororsigii sannadka ahaa ee uu baarlamaanku sameystay.
Guddoomiye...
Axmed Karaash: Madaxweyne Deni waa kaligii talis caadaystay inuu isku koobo talada
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa eedeeyay madaxweyne Deni inuu caadeystay wuxuu ugu yeeray keligii talisnimo iyo inuu awooda maamulka isku koobo kana...
Madaxweyne Deni oo maxkamadda sare ka sugaya kala dirista baarlamaanka Puntland
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa maxkamadda sare u jeediyay codsi ku aaddan in lakala diro baarlamaanka Puntland, kuwaas oo maalmo ka hor muddo kororsi...


















