Itoobiya oo sheegtay xiliga ay Somaliland aqoonsanayso iyo meesha saldhiga ciidan laga siinayo

0
Itoobiya ayaa sheegtay in ay Somaliland aqoonsanayso kadib marka heshiiska la dhamaystiro, ee lagu wareejiyo dhulka ay saldhiga ciidan ka dhisanayaan. Lataliyaha Amniga Qaranka ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dhulka Soomaaliya cid bixin karta ma jirto, xitaa in laga wadahadlo...

0
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale si adag uga hadlay heshiiska Somaliland ay la gashay dowladda Itoobiya ee la xariiray in...

Guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Puntland oo la magacaabay

0
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Mohamed...

Turkiga oo cambaareeyay heshiiska Itoobiya iyo Somaliland, kuna tilmaamay mid xadgudub ku ah madax-bannaanida...

0
Turkiga ayaa si weyn uga soo horjeestay heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland ay kala saxiixdeen 1-dii Janaayo 2024, kaasoo ay u arkaan mid meel ka...

UK oo walaac ka muujisay xiisadaha sii kordhaya ee ka dhashay heshiiska Itoobiya iyo...

0
Dowladda Britain ayaa ku baaqday in la xakameeyo xiisada Geeska Afrika ee ka soo cusboonaatay heshiiskii dhawaan dhexmaray dowladda Itoobiya iyo Somaliland. “Ingiriisku wuxuu ka...

Markab xamuul ah oo ay saarnaayeen 15 Hindi ah oo lagu afduubay meel u...

0
Markab nooca xamuulka qaada oo lagu magacaabo ‘MV LILA NORFOLK’ ayaa goor dambe oo xalay ah laga afduubtay meel u dhow xeebaha Soomaaliya. Markab dagaal...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 4-01-2024

0
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...

Baarlamaanka Carabta oo diiday xadgudub kasta oo ka dhan ah Soomaaliya qaranimadeeda

0
 Baarlamaanka waddamada Carabta ayaa diiday heshiiska Itoobiya iyo Somaliland ay kala saxiixdeen, iyagoo ku tilmaamay faragelin ka dhan ah arrimaha gudaha ee Soomaaliya, Bayaan kasoo baxay...

Madaxweynaha Somaliland oo faahfaahin ka bixiyay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo faah faahin ka bixiyay heshiiska Itoobiya iyo xukuumadiisa, ayaa sheegay in aan la bixinin bada Somaliland, lakiin saldhig...

Baarlamaanka maamulka Puntland oo doortay guddoomiye cusub

0
Cabdirisaaq Axmed Siciid Faarax ayaa ku guulaystay guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, ka dib markii wareegii koowaad ee doorashada uu helay 37 cod oo ah in...

XULASHADA