Soomaaliiya oo sanadkii 2023 kaalinta koowaad ka gashay dalka ugu musuq maasuqa badan adduunka

0
Hay’adda caalamiga ah ee daahfurnaanta adduunka  ayaa waxay soo saartay warbixinteeda sanadlaha ee ay ku qiimayso heerka musuqmaasuqa adduunka (CPI). Hay’addu waxay baartay 180 waddan...

Golayaasha Wakiilda iyo Guurtida Somaliland oo go’aan ka soo saaray xeerka doorashooyinka

0
Golayaasha Guurtida iyo Wakiilada ee Somaliland ayaa go'aan ka gaadhay sida loo ansixinayo xeerka doorashooyinka ee xeer Lr 91. Waxay ku heshiiyeen in Golaha Guurtidu...

Mareykanka oo markale si adag uga hadlay xadgudubka Itoobiya ku sameysay Soomaaliya

0
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay markale iney kala mideysan tahay Urur goboleedka IGAD, hay'addaha Caalamiga iyo bahwadaagta kale ee Qaaradda Afrika in lama taabtaan tahay...

Madaxweyne Xasan oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha maalgashi...

Madaxweyne Sheikh oo sheegay in Soomaaliya ay diyaar u tahay inay wax ku biiriso...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeedinayey shir madaxeedka Talyaaniga iyo Afrika, ayaa ka hadlay mustaqbalka Soomaaliya iyo doorka...

Madaxtooyada Soomaaliya oo beenisay in ay Roma ku kulmayaan Xasan Sheikh iyo Abiy Axmed

0
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku celceliyay in maamulkiisu uusan ogolaan doonin wadahadal dhex dhexaadin ah oo lala yeesho Itoobiya, ilaa...

Golaha Amaanka ee QM oo kulan ka yeelanaya xadgudubka Itoobiya

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta yeelan doona kulan albaabada u xiran oo looga hadlayo xiisada Itoobiya iyo Soomaaliya ee ka dhalatay...

Ciyaarta kama dambeysta ah ee tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo Maanta la...

0
Waxaa Maanta oo Isniin ah lasoo gabagabeynayaa tartanka ciyaaraha kubadda Cagta dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo ay Galabta wada ciyaari doonaan xulalka...

Raysal Wasaare Xamse oo xilka qaadis ku sameeyay laba Wasiir, laba kalana magacaabay

0
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi ayaa xilka qaadis ku sameeyay maanta laba wasiir oo ka tirsana Xukuumadiisa, islamarkaana magacaabay laba kale. Labada wasiir...

Golaha Wakiilada Puntland oo u codeeyay Mudadda uu Madaxweyne Deni ku soo dhisayo Golaha...

0
Xildhibaannada Golaha Wakiilada  Puntland ayaa maanta ogolaaday codsi uga yimid madaxweyne Deni oo ka dalbaday in ay u kordhiyaan wakhtiga uu ku soo magacaabayo...

XULASHADA