Madaxweyne Geelle oo Iclaamiyay shir deg deg ah oo looga hadlaayo xiisadda Itoobiya iyo...

0
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iclaamiyay shir deg deg ah oo ay isugu imaanayaan madaxda dalalka Urur goboleedka IGAD oo ay uga...

Shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay oo lagu dilay weerar hoobiyaal ah oo ka dhacay...

0
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay weerar kooxda Al-shabaab ay u adeegsatay hoobiyaal khasaare geystay oo Xalay ay ku qaaday...

Puntland oo ugu baaqday dowladda Fedaraalka iney hakiso talaabooyinka socda inta laysaga imaanayo

0
Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa war kasoo saartay shir ku dhexmaray magaalada Garoowe madaxda maamulka Puntland, madaxdii hore ee maamulkaas iyo masuuliyiin xilal horay uga...

Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland oo xilka la wareegay

0
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo xilka...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo xoghayaha guud ee QM oo ka wada hadlay walaaca heshiiska Itoobiya...

0
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutteres ayaa sheegay inuu la hadlay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka dhegaystay walaaca heshiiska...

Masuuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay mudaharaad loogasoo horjeeday heshiiskii Itoobiya iyo...

0
Masuuliyiinta katirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah kala qeyb galay kumannaan dadweyne ah oo ka kala yimid degmooyinka  gobolka Banaadir, kuwaasi oo...

Dowladda Soomaaliya oo billowday dadaallo lagu badbaadinayo shaqaalihii la socday diyaaradii u gacan gashay...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii ay u soo badbaadin lahayd rakaabkii la socday diyaarad Helicopter ah oo ay leedahay Qaramada Midoobay oo...

Xildhibaano ka tirsan BF Soomaaliya oo gudbiyay mooshin culus

0
Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay inay guddoonka sare u gudbiyeen mooshin ka dhan ah heshiisyo amni...

Jabhadda Oromada oo ka hor timid damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya

0
Jabhadda Xoraynta Oromada ee dalka Itoobiya OLF ayaa si weyn kaga hor tamid ficilka foosha xun ee Abiy Axmed Cali ku damaaciyay badda Soomaaliya,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta kulan la qaatay Taliyaasha ciidamada dowlada

0
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu  kusoo dhaweeyay taliyaha ciidanka...

XULASHADA