Wasiir Faarax: Macalimiinta DFS u shaqeeya 2025 waxay noqon doonaa 10 kun

0
Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowladda FS mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in xukuumadda Danqaran oo ahmiyad weyn siinaysa horumarinta waxbarashada dalka ay kordhinayso macalimiinta...

Tirada dadka ku dhintay Gaza oo gaartay ku dhawaad 30 kun oo ruux

0
Ciidamada Irsaa'iil ayaa kordhiyay duqeymaha ay ka wadaan magaalada Rafah ee Koonfurta Marinka Gaza, waxaana duqeymo culus ay shalay ka geysteen Rafah ku dhintay...

Itoobiya oo walaac xooggan ka muujisay warbixintii ay Soomaaliya u gudbisay Golaha Ammaanka

0
Ergeyga Joogtada ah ee Itoobiya u fadhiya Qaramada Midoobay Tesfaye Yilma Sabo, ayaa walaac ka muujiyay warbixin dhawaan Ergeyga Joogtada ah ee Soomaaliya u...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 22-02-2024

0
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...

Maxkamadeynta eedeysane Sayid Cali oo ka bilaabatay Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka bilaabatay dhageysiga dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid Cali Macallin Daa’uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii oo xaamilo...

Xildhibaanada Baarlamaanka oo ansixiyay heshiis lagu difaacayo badda Soomaaliya

0
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Heshiiska ay Golaha Wasiirrada soo ansixiyeen kaas oo ay  wada galeen dowlada Soomaaliya iyo Turkiga wuxuuna  ku saabsan yahay...

Somaliland oo sheegtay in ka go’antahay in ay hirgaliso is-fahamka ay Itoobiya la gashay

0
Somaliland ayaa sheegtay in ay si buuxda u hirgalinayso isfahamkii ay la gashay dowlada Itoobiya, waxayna ku dooday in uu yahay mid waafaqsan xeerarka...

Golaha wasiirrada oo ansixiyay iskaashi dhinaca difaaca oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Turkiga

0
Golaha Wasiirrada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis lagu tilmaamay inuu yahay mid  taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda...

Muxuu Farmaajo ka yiri falkii shalay lagula kacay Sheekh Shariif?

0
Madaxweynihii hore ee dalka, Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo qoraal soo saaray ayaa ka dhiidhiyay falkii shalay lagula kacay madaxweyne hore, ahna xildhibaan ka tirsan...

Gollaha ammaanka ee QM oo ka shiray xaaladda Soomaaliya

0
Waxaa shalay dowladaha Gollaha amaanka shir gaar ah ka yeesheen xaalada Soomaaliya iyo faragelinta dowlada Itoobiya ee madax banaanida dalka. Ergayga QM ee Soomaaliya Catriona...

XULASHADA