Dowlada Jabuuti oo beenisay in ay martigalinayso jabhad kasoo horjeeda Somaliland

0
Dowlada Jabuuti ayaa eedayn aan raadlahayn ku tilmaantay hadalkii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku sheegay in Jabuuti ay martigalinayso jabhad kasoo horjeeda Somaliland. Wasiirka...

Dowladda Soomaaliya oo Maanta dhoolatus Ciidan soo bandhigtay

0
Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta inta u dhaxeysa Taalada Daljirka Daahsoon iyo Taalada SYL ee Magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay dhoolatus Ciidan oo loogu dabaal-degayay 1-da...

Mareykanka oo shaaciyay in Soomaaliya ay wajahayso waqti u dhigma marxaladdii Afgaanistaan

0
Taliyaha ciidanka Mareykanka ee Afrika (Africom) , Jeneraal  Michael Langley ayaa sheegay inay Soomaaliya wajahayso waqti u dhigma marxaladdii Afgaanistaan ee dawladdii ka jirtay...

Dawladaha Soomaaliya & Itoobiya oo Wada haddallo uga Furmaya dalka Turkiga

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Habka ugu fiican ee Wax Beerashada,ka ilaalinta Biyaha wasaqeysan Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka...

Mareykanka oo digniin kasoo saaray xad-gudubka Itoobiya ee madax-banaanida Somalia

0
Molly Phee, oo ah kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee Africa ayaa ka hadashay heshiiska badda ee Itoobiya iyo Somaliland kaasoo abuuray xiisad diblomaasi...

Faysal Cali Waraabe: Waxa lagu tashaday in laynaga soo weeraro Jabuuti iyo Laascaanood

0
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Jabuuti iyo dowlada Soomaaliya ay maleegayaan qorshe lagu waxyeelaynayo Somaliland. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay...

Guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka oo Maanta Aas Qaran loogu sameynayo Muqdisho

0
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho aas Qaran loogu sameeyo Allah u naxariistee guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Sheekh...

Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Alshabaab

0
Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Al-Shabaab. La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen macallin Maxamuud ayaa boggiisa X (Twitter) ku shaaciyay in hadda...

Itoobiya oo beenisay eedeyn dowladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay

0
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay jawaab ka bixisay eedeyn dhawaan ay u gudbisay dowladda Soomaaliya Qaramada Midoobay, taasoo la xariirtay in ciidamo Itoobiyaan...

XULASHADA