Dowladda Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay dhamaan deymihii ay ku laheyd
Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in dowlada Soomaaliya ay ka cafisay dhamaan deymahii ay ku laheyd, kadib kulan ku dhexmaray xarunta Safaaradda Ingiriiska ee magaalada...
Madaxweyne Xasan Sheikh: Ballan waxaan ku galnay in uusan dalka xukumidoonin qof aysan shacabku...
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay, dalku inuu aadayo doorasho dimuqraadi ah, isagoo u sheegay cid walba oo ka ra’yi duwan...
Dowladda Soomaaliya oo gaari qalabeysan ku wareejisay maamulka SSC
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyed Dr. Cali Xaaji Aaden ayaa Gaari qalabeysan oo nooca gargaarka deg dega ah (ambulance) ku...
Dadka ku nool Baledweyne oo walaac xoogan ka muujiyay amni xumo ka jirta magaalada
Amniga guud ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa noqday mudooyinkii dambe mid faraha ka baxay, kadib markii uu si weyn u kordhay...
Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo digniin adag kasoo saartay weeraro argigxiso oo ka dhici...
Safaarada Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin culus oo ku aaddan qatarta dhanka amaanka ah ee kusoo wajahan muwaadiniinteeda ku sugan Muqdisho.
Safaaradda...
Akhriso: War-murtiyeedka heshiiska ay wada gaareen Soomaaliya iyo Sacuudiga
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo uu ku tagay Boqortooyada Sucuudi Carabiya kadib martiqaad uu...
Dowladda Soomaaliya oo digniin adag u dirtay maraakiibta jarriifka kawada haya xeebaha Soomaaliya
Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay dhammaan shirkadaha kalluumeysiga & milkiilayaasha maraakiibta, iyadoo ku amartay in ay u hoggaansamaan shuruucda...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta aan ku eegi doona Xoojinta Dalaga iyo nidaamyada goosashada dalagyada...
Darawal mooto bajaaj oo magaalada Garowe ku dilay askari katirsan ciidanka Puntland
Ciidamada amniga Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane loo haysto inuu magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ku dilay askari katirsan ciidanka amniga gobolka Nugaal.
Askarigaan...
Raysal Wasaare Xamse oo magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiirrada
Raysal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiiradda, oo ay kamid yihiin wasiirrada arrimaha gudaha, amniga iyo...


















