Ra’iisul Wasaaraha Malaysia oo cambaareeyay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

0
Ra’iisul Wasaaraha Malaysia Anwar Ibrahim ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Israa’iil ee ku saabsan aqoonsiga gobolka Somaliland, isagoo tallaabadaas ku xiray waxa uu...

Boosaaso: Shaqaalaha Muruq-maalka Dekedda oo Shaqada Laga Joojiyay, Dekedduna Xiran

0
Waxaa saaka gabi ahaanba istaagtay shaqadii dekedda magaalada Boosaaso, kaddib markii shaqada laga joojiyay shaqaalaha muruq-maalka (xoog-xaraashka) ee ka howlgala dekedda, taas oo ay...

Itoobiya raadin way ka gudubtay, waxay u gudubtay hirgelinta qorshaha marin badeedka: Wasiirka Arrimaha...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Gedion Timotheos, ayaa sheegay in Itoobiya ay ka gudubtay raadinta helitaanka marin badeed, islamarkaana hadda ay diiradda saarayso sidii...

Xisbiga uuu hoggaamiyo Shariif Xasan oo lagala noqday Codadkii uu ka helay Degmada Waaberi.

0
Waxaa dibadda u soo baxay Khaladaadkii ugu horeeyay ee Doorashadii Golaha degaanka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacday 26-kii bishan Disembar. Guddiga Doorashooyinka Qaran ayaa...

RW Xamsa oo la kulmay Danjiraha Shiinaha ee Jooga Soomaaliya.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Wang Yu, iyaga oo...

AUSSOM oo war ka soo saartay doorashada Golaha deegaanka ee ka dhacday Muqdisho.

0
Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa bogaadiyay nabadgalyada ay ku dhacday doorashada golayaasha deegaanka ee Gobolka Banaadir ee qabsoontay magaalada...

Fahad Yaasiin oo fariin digniin u diray MW Cirro.

0
Fahad Yaasiin, Agaasimihii hore ee Ha’ayada Nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa fariintan u direy Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Ciro. “Mudane Madaxweyne, waxaad og...

Baarlamaanka Carabta oo soo dhaweeyay doorashada tooska ah ee Gobolka Banaadir

0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Mohammed bin Ahmed Al-Yamahi, ayaa soo dhaweeyay qabsoomidda doorashooyinka tooska ah ee Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir, isagoo ku tilmaamay tallaabo taariikhi ah...

Israa’iil oo shaacisay inay aqoonsatay Somaliland.

0
War ka soo baxay maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in Israel ay Somaliland u aqoonsatay dal madax banaan. Hoos ka akhriso qoraalka. Dawladda Dalka Israel ayaa...

Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay Gaalkacyo

0
Magaalada Galkacyo ayaa xalay waxaa ka dhacay dhacdo murugo leh, kadib markii rasaas lagu dilay nin dhalinyaro ah oo ka shaqeyn jiray mooto Bajaaj,...

XULASHADA