Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka ayaa ah balaarinta iyo sare u qaadida dhaqamada wanaagsanย ...
Safiirka UK ee Soomaaliya oo madaxweyne Deni kala hadlay xal u helidda muranka dib...
Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya ayaa la kulmay madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, iyagoo ka wada hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan dib u...
๐ช๐ผ๐ฟ๐น๐ฑ ๐ฃ๐ฟ๐ฒ๐๐ ๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ผ๐บ ๐๐ฎ๐ ๐ฆ๐๐บ๐ฝ๐ผ๐๐ถ๐๐บ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ป๐ฒ๐ ๐ฎ ๐๐ถ๐ด๐ต๐ ๐ผ๐ป ๐๐ผ๐๐ฟ๐ป๐ฎ๐น๐ถ๐๐บโ๐ ๐ฅ๐ผ๐น๐ฒ ๐ถ๐ป ๐๐ผ๐บ๐ฏ๐ฎ๐๐๐ถ๐ป๐ด ๐๐น๐ถ๐บ๐ฎ๐๐ฒ...
Mogadishu, Somalia โ 4 May 2024: The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), in partnership with the U.S. Embassy Mogadishu successfully hosted the World...
Millateriga Somaliland oo beeniyay rasmi ahaanshaha qoraal dowlado iyo xisbiyo kagu dhaliilay oo ay...
Millateriga Somaliland ayaa beeniyay rasmi ahaanshaha war dhawaan lagu baahiyay bogga Facebook ee ciidanka, kaasi oo lagu cambaareeyay xisbiyada mucaaradka Somaliland iyo Waddamada Reer...
Shacabka Muqdisho oo billaabay inay maydadkooda kala baxaan qabuuraha Iskuul buluzia
Shacabka ku nool Muqdisho ayaa bilaabay inay maydadka dadkooda horey u geeriyooday kala baxaan qabuuraha kuyaalaย Iskuul buluzia ee degmada Xamar Jajab.
Qaar kamid ah...
Ururka iskaashiga Islaamka oo mar kale si adag uga horyimid heshiiska Itoobiya iyo Somaliland
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), ayaa mar kale diiday tallaabo kasta oo ka dhan ah Qaranimada Soomaaliya, gaar ahaan heshiiskii is-faham...
Turkiga oo jaray xiriirkii ganacsi ee Israaโiil
Turkiga ayaa sheegay in uu joojinayo dhammaan ganacsigii kala dhexeeyay Israaโiil sababo la xiriira dagaalka Qasa, isagoo si gaar ah sabab uga dhigay xaaladda...
Diyaarad Drone ah oo ku dhacday deegaan hoostaga gobolka Sool
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyig Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay diyaarad nooca Drone-ka ah ay ku dhacday qaybo kamid...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga oo Xabsi ku yaala dalkaas ku booqday Soomaali ku...
Safiirka cusub ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed ayaa booqday mid ka mid ah xabsiyada ku yaala magaalada Ankara...
Beelweynta Abgaal oo ku baaqday inuu is casilo madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe
Duubabka dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Beesha Abgaal oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay shir uga socday gudaha magaalada Muqdisho ayaa ugu...


















