Maxkamdda gobolka Banaadir oo xukun ku riday Dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun kasoo saartay dacwad loo heystay dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, kuwaas oo ku eedeysanaa...

Khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca weerarkii Xeebta Liido oo korortay

0
Wasaarada Caafimaadka dowladda Fedaraalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay inuu kordhay khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee ka dhashay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Maareynta Wanagsan ee Barwaaqeeyaha Sida kor loogu Qaado Wax dhalista iyo Nafaqeynta Ciida Waa subaxnimo Axad ah saacaduna...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in la xiray saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la...

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in la qaadday tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la weeraray, qaarkoodna...

Madaxweyne hore Sheekh Shariif oo ku baaqay in loo Gurmado Dadkii ku waxyeeloobay Qaraxyadii...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliy Shariif Sheekh Axmed ayaa war  uu soo saaray ku baaqay in loo Gurmado  Dadkii waxyeelada uu ka soo gaaray Qaraxyadii...

Madaxweynaha JFS oo kulan deg-deg ah isugu yeeray saraakiisha amniga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen laamaha Amniga dalka, kaasi oo hay’adaha...

Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay weerarkii Xeebta Liido

0
Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan oo goordhaw shir jaraa'id ugu qabtay warbaahinta gudaha magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha...

Iskusoo bax lagu cambaaraynayay dilka hoggaamiyihii Xamaas oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Kumanaan shacabka magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan culima-awdiin ayaa sameeyay iskusoo bax ballaaran oo ay ku cambaaraynayeen dilka Yahuuddu u geysatay hoggaamiyaha garabka...

Taabid Cabdi oo war kasoo saaray shirka Golaha Wadatashiga iyo Doorashooyinka

0
Duqii hore ee Muqdisho Thabid Cabdi oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa yiri:- “Shirka madlan ee Madasha Wadatashiga Qaran waxaan rajeynayaa in uu mirodhalo laguna go’aamiyo...

Dil ka dhacay degmada Cabudwaaq iyo faah faahino laga helayo

0
Wararka naga soo gaaraya degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi dil loogu geystay laba Qof oo Shacab ahaa. Nin...

XULASHADA