Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Taliye cusub u magacaabay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday Taliyihii ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaral Odowaa Yuusuf Raage, sida lagu caddeeyay go’aan rasmi ah...
DFS oo qiratay mas’uuliyada boobkii bakhaaradii raaashinka WFP ee Muqdisho
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u qaadatay mas’uuliyadda raashinkii gargaarka ahaa ee laga qaaday bakhaarkii ay Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ku lahayd...
Uganda Oo Ku Dhawaaqday Inay Ciidamadeeda Kala Baxayso Soomaaliya
Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ciidamadeeda uga baxeyso Soomaaliya, kadib ku dhowaad labaatan sano oo ay ka qeyb ka ahayd howlgalada nabad...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Madaxa FAO ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ee Soomaaliya,...
Midowga Yurub oo soo dhaweeyay in mucaaradku aqbalay shirka wadatashiga Dowladda Soomaaliya
Ergeyga Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay go’aanka ay qaateen isbahaysiga weyn ee mucaaradka ah, kaas oo aqbalay ka qeybgalka shir wadatashi...
Raysal wasaare Xamse “Lama aqbalaayo in dhul dad leeyihiin in Cagafyo loo keensado oo...
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay cabashada sii kordheysa marba marka ka dambeysa ee kasoo yeereysa dadka ka cabanaya...
Ilhan Cumar oo si adag ugu hadashay dil ay geysteen ICE.
Xaaladda Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ayaa ka sii dareysa, ka dib markii Ciidamada Ilaalada Xuduudaha & Kastamyada Mareykanka ee ICE ay Sabtidii toogasho...
Somaliland oo aqbashay in deegaanada la keeno Malleeshiyo hubeysan iyo qoyskooda oo la shaqeyn...
Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in Somaliland ay ogolaatay in deegaanadeeda la geeyo xubno ka tirsanaa malleeshiyo Falastiini ah oo la shaqeynayay Ciidamada Israa’iil, kuwaas...
Qaramada Midoobay oo Digniin Culus ka Bixisay Burburka Heshiiska Nabadda Koonfurta Suudaan
Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Koonfurta Suudaan (UNMISS) iyo Guddiga Wadajirka ah ee Dib-u-eegista iyo Kormeerka (RJMEC) ayaa soo saaray digniin degdeg ah, iyaga oo...
Baarlamaanka Carabta oo Ballanqaaday Dadaallo Siyaasadeed oo Lagu Taageerayo Amniga iyo Xasilloonida Soomaaliya
Baarlamaanka Carabta ayaa ku dhawaaqay inuu qaadayo tallaabooyin siyaasadeed oo heer gobol iyo heer caalami ah, kuwaas oo lagu taageerayo amniga, xasilloonida iyo madaxbannaanida...


















