Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiis difaac oo lala soo galay Kenya
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala ah;
1. Hindise Sharciyeedka...
Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Koonfur Galbeed oo lagu dilay magaalada Muqdisho
Waxaa Xalay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu dilay Xildhibaan Ibraahin Cabdi Cabdiraxmaan oo ka tirsanaa Baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.
Kooxo Bastoolado ku hubeysnaa...
Dr. Cali Saciid Faqi: Waa nasiib darro wararka sheegaya inay Soomaaliya ka tanaasulayso musharaxnimada...
Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed, haatanna ah xildhibaan katirsan baarlamaanka aqalka hoose, Dr Cali Saciid Faqi ayaa sheegay inay jiraan, warar sheegaya...
Spain oo ku dhawaaqday in ay dawlad u Aqoonsan doonto falastiin
Ra’iisul wasaaraha Spain Pedro Sanchez ayaa hadda ku dhowaaqay in dalkiisa uu aqoonsan doono dowladda madax bannaan Falastiin 28 ka bishaan May.
Sidoo kale ra’iisul...
Mascuud Garweyne oo maanta lagu xiray Muqdisho
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa maanta soo xiray Mascuud Cabdullaahi Afrax (Garweyne) oo ahaa nin oday ah, isla markaana...
Ciidanka Booliiska oo gacanta kusoo dhigay dad ku eedeysan rabashado ka dhacay degmada Daarusalaam
Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir ee ka howlgala degmada Daarusalaam ee magaalada Muqdisho ayaa howlgalo ay ka saneeyeen gudaha degmadaas kusoo qabqabtay dad ku eedeysan...
La taliyaha madaxweyne Xasan Sheikh: Deni, waa ninkii 60 xildhibaan soo qortay haddana aan...
La taliyaha arrimaha dastuurka ee madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay, madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, inuu miiska wada xaajoodka uga maqan yahay...
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay madaxweynaha Jubbaland
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa kulan diiradda lagu saaray xaaladaha taagan ee bani’aadannimo la qaatay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubaland Md....
Shariif Sheikh Axmed: Dalka kama qabsoomi karto doorasho aan heshiis lagu ahayn
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud inuu ku howlan yahay awood marooqsi uu ugu gogol xaarayo...
Farmaajo: Waxaa nasiib darro in wali hoggaanka dalku sii wado qorsheyaal gurracan oo ka...
Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ku tilmaamay qodobada kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran, in ay sii kordhinayaan xiisadda...


















