Xukuumadii Masar oo Is-casishay, xilli Ra’iisal Wasaare Mustafa Al-Madbouly loo idmaday dhismaha Xukuumad Cusub

0
Madaxweyne C/Fataax  Elsisi waxa uu Aqbalay Codsi uu Ra’isul-wasaare Mustafa Al-Madbuuli ku shaaciyey Is-casilaada Xukuumadiisa. Madaxweyne Elsisi waxa uu ka codsaday Ra’iisal Wasaare  Mustafa Al-Madbuuli...

R/W Xamza oo ka qayb-galay furitaanka shirka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalaya shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika oo saaka si rasmi ah...

Itoobiya oo Baarlamaanka dalkeeda horgeesay heshiiskii ay la gashay Somaliland

0
Wasiirka gaadiidka iyo saadka ee dowladda Itoobiya, Alemu Sime, ayaa maanta baarlamaanka dalkiisa horgeeyay heshiiska ay Itoobiya la gashay Somaliland, heshiiskaas oo ku saabsan,...

Golaha Ammanka oo wada hadal ka yeelan doona xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya

0
Golaha Ammaanka ayaa ka wada hadli doona xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, iyadoo warbixin laga dhegaysan doono sii haya ergayga Qaramada Midoobay ee...

Dowladda Sacuudiga oo Soomaaliya ku amaantay adeegga Xujeyda

0
Ka dib markii dhawaan dowladda Sacuudigu shaacisay in Soomaaliya ay kaalinta 5-aad ka soo gashay dalalka sanadkaan sida wanaagsan ugu adeegay xujeydooda ayaa maanta...

Ciidamo ka socda dalka Itoobiya oo kasoo talaabay xadka Soomaaliya

0
Wararka naga soo gaaraya deegaanada dhaca xadka Soomaaliya ayaa sheegay in maanta ay kasoo tallaabeen ciidamo horleh oo ka socda dalka Itoobiya, kuwaas oo...

Dagaallo culus oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta oo ka billowday galbeedka gobolka Siti...

0
Wararka ka imaanaya Dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan gobolka Siti ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta uu ka socdo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo u safray New York si uu ugu ololeeyo kursiga...

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa u safray magaalada New York ee dalka Mareykanka si uu ugu ololeeyo in Soomaaliya ay...

Koonfur Galbeed oo ka hortimid qorshaha ciidanka Itoobiya looga saarayo dalka

0
Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hor yimid qorshe ciidamada Itoobiya dalka looga saarayo dhammaadka sanadkan, sida uu horey u sheegay la taliyaha amniga...

Mareykanka oo ku dadaalaya sii wadida Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

0
 Mareykanka ayaa u ololeynaya sii wadida xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, sida lagu sheegay hadal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka,...

XULASHADA