Madaxweyne Xasan Sheikh: Wada hadal kaste oo aan la galno Alshabaab wuxuu abuuri karaa...

0
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale ku celiyay in dowladdiisa ay diyaar u tahay inay wada hadal iyo wada xaajood...

Garaadka Guud ee SSC Khaatumo oo Somaliland uga digay in ay weerarto Laascaanood

0
Garaadka Guud ee SSC Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa Somaliland uga digay in ay dagaal ku qaado Laascaanood. Garaadka oo kasoo laabtay socdaal uu...

Wajigii koowaad ee qorshaha dib u howlgalinta Diyaaradii Soomaali Airlines oo soo gabagaboobay

0
Maareeyaha guud ee hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo qorshaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay ku dooneyso...

Shirka golaha wasiirada oo looga hadlay bixista ciidanka ATMIS

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa Wasaaradda Gaashaandhigga looga dhageystay...

Afhayeenkii madaxweyne Farmaajo oo ka jawaabay eedayntii wasiirka Gaashaandhigga

0
Afhayeenkii hore madaxtooyada Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Duqa), ayaa beeniyay dowladda madaxweyne Farmaajo inay qorshaynaysay in qabuuraha Iskuul Buulisiya loo beddelo hotelo ganacsi, sida...

Senator katirsan Maraykanka oo ka horyimid howlgallada cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya

0
Warbixin uu soo saaray Senator Jim Risch ayuu ku muujiyay sida uu uga soo horjeedo in Soomaaliya loo dhaqan geliyo Qaraarka Golaha Ammaanka ee...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 13-06-2024

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

W/ Awqaafta iyo Diinta oo beenisay inuu khilaaf kala dhexeeyo Culimada

0
Wasiir ku xigeenka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda Soomaaliya Saalax Shariif Sayid-Cali oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku...

49 qof oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan oo ku geeriyooday doon ku degtay...

0
Dooni ay saarnaayeen 260 tahriibayaal ah oo isugu jiray Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa ku degtay xeebaha dalka Yemen Isniintii, waxaana ku dhintay ugu yaraan...

Xuutiyiinta dalka Yemen oo qorsheynaya inay hub usoo diraan Al-Shabaab

0
Sirdoonka Maraykanka ayaa ogaaday in Xuutiyiinta Yemen ay ka wada hadleen Al-Shabaab sidii ay hub ugu soo diri lahaayeen dalka Soomaaliya, oo mudo ka...

XULASHADA