Fahad Yaasiin oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho
Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo La-taliyihii ugu danbeeyay ee Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta soo gaaray caasimadda...
Dowladda Itoobiya oo ku eedeysay dalal caalami ah inay caqabad ku yihiin qorsheheeda marin...
Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay dalal aysan magacaabin inay caqabad ku yihiin dadaalkeeda ay ku doonayso inay hesho marin badeed, iyadoo ku saleynaysa heshiis...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyay Heshiis Amni oo Cusub oo ay Soomaaliya la gashay...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Isniintii ansixiyay heshiis cusub oo iskaashi dhinaca amniga ah oo ay Soomaaliya la gashay dalka Uganda, tallaabadan oo...
Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil oo soo gaadhay Somaliland
Wafdi sare oo ka socda dowladda Israa’iil oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda, Gideon Sa'ar, ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.
Waftiga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku tegay Boqortooyada Sucuudiga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay Boqortooyada Sucuudi Carabiya,...
DFS oo war ka soo saartay doorashadii dhawaan ka dhacday Muqdisho.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Gobolka Banaadir ku bogaadinaysaa qabsoomidda Doorashadii taariikhiga ahayd ee Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir,...
Golaha wasiirada Soomaaliya oo shir xasaasi ah u socda
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa haatan guddoominaya shir aan caadi ahayn ee Golaha Wasiirrada XFS ah, kaas oo ka furmay magaalada Muqdisho.
Sida wararka...
DFS oo taageertay qorsho la dhameynayo xiisada Yemen
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo dhoweysay doorka dhismaha leh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ka qaadaneyso taageeridda wada-hadalka qaran ee dalka...
Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo lagu qarxiyay duleedka Ceeldheer.
Gaari leyla ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah ayaa xalay miino kula kacday duleedka degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.
Qaraxa oo ahaa mid xooggan...
Taliye ka tirsanaa ciidamada Puntland iyo askar kale oo ku geeriyooday qarax ka dhacay...
Wararka ka imaanaya Buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in saaka uu qarax miino ka dhacay waddada cusub ee isku xirta deegaanada Dhaadaar...


















