Dowladda Soomaaliya oo Midowga Afrika ka codsatay in dib loo dhigo bixitaanka ciidamada ATMIS
Dowladda Soomaaliya ayaa codsatay in hoos loo dhigo bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika, iyadoo ka digtay xaaladda amni darro ee dalka, sida lagu...
Dibad-baxyo xoogan oo ka socda Nairobi iyo sababta ka dambeysa
Tiro badan oo Kenyan ah ayaa isugu soo baxay bannaanka baarlamanka Talaadadii si ay uga mudaaharaadaan kordhinta canshuuraha muranka dhaliyay, iyadoo booliiska ay adeegsadeen...
Puntland oo xukunno ku ridday garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal ku eedeysan inay sii daayeen...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa xukunno kala duwan ku ridday garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal katirsanaa maxkamaddaas, kuwaas oo lagu eedeeyay inay...
Shir u dhaxeeya Soomaaliya iyo ururka Bulshada Bariga Afrika oo ka socda Nairobi
Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa magaalada Nairobi ka bilaabay shir lagu horumarinayo is dhexgalka Soomaaliya iyo bulshada ururka EAC.
Xoghayaha guud ee EAC Veronica...
Midowga Afrika oo sheegay bixitaanka ciidamada ATMIS in aysan qalqal galin doonin Soomaaliya
Ergayga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa u xaqiijiyay Soomaalida in ka bixitaanka ciidamada ee dalka aysan u horseedi doonin qalqal amni.
Ergeyga Gaarka ah...
Dowladda Soomaaliya oo riyo maalmeed ku tilmaamtay hadalo kasoo yeeray Wasiiro ka tirsan Itoobiya
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa si adag uga jawaab celiyay hadalo mudooyinkii dambe kasoo yeerayay wasiiro ka tirsan dowladda...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka ayaa ah Nafaqada iyo bad baadada Cunnada ee Waxbarashada
Waa...
Qoor Qoor oo war cusub kasoo saaray dagaal beeleedyada
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa boqolaal ka mid ah shacabka caasimadda kula tukaday barxadda shirkoole salaadda Ciiddul Adxaa, isagoo salaadda kaddib shacabka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciida Carafo
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciida Carafo oo maanta Muslimiinta Caalamka si weyn ugu dabaal dagayaan...
Prof: Samatar: Aqoonsi Somaliland usoo socdaa ma jiro
Guddoomiyaha Ururka Hillaac Prof: Axmed Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in Somaliland anay dadaalkii loo baahnaa galin aqoonsi raadinta.
Samatar oo hadal u jeediyay ardayda Jaamacada...


















