Ugaaska beesha Sade: Waa nasiib darro in ay dowladda Federaalka u goodinayso shacabka Cabudwaaq

0
Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo ah ugaas guud ee beesha Sade ayaa nasiib darro ku tilmaamay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay u gooddisay shacabkii...

Somaliland oo ku baaqday in dibu-qiimayn lagu sameeyo go’aankii cunaqabataynta hubka looga qaaday Soomaaliya

0
Somaliland ayaa walaac ka muujisay hubka gacanta u galay maleeshiiyo beeleedka degmada Caabudwaaq ee Soomaaliya, waxayna sheegtay in qaadistii cunaqabataynta hubka Soomaaliya anay ahayn...

Xildhibaanada BF oo ka dooday hindise sharciyeedka maalgashiga Soomaaliya

0
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa Afaraad ,waxaana shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka...

Wararkii ugu dambeeyay qarax maanta ka dhacay Beledweyne iyo Khasaaraha

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in barqanimadii maanta qarax xoogan uu ka dhacay bartamaha magaaladaasi, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa...

Galmudug oo sheegtay hubkii gacanta u galay shacabka Cabudwaaq in loo waday Shabaab iyo...

0
Maamulka Galmudug ayaa sheegay hubkii maalmo ka hor gacanta u galay ciidamo maleyshiyo beeleed oo kasoo jeeda Cabudwaaq, inuu ahaa hub sharci darro ah...

DFS oo sheegtay in ay wado mashruuc lagu taageerayo Barakacayaasha

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna guddoomiyaha Golaha Horumarinta Qaranka, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) oo ka hadlay Shirka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta “Furahayahii Xabsiga isago dhintay ayaan dalacsiin doona darajadiisa, waxaana loo dhisaya...

0
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jenaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaano taliye Shub ayaa shaaca ka qaaday in furahayahii Xabsiga dhexe ee lagu dilay...

Xildhibaanno ka tirsan BF oo ka hortimid go’aanka wasaaradda maaliyadda

0
Qaar kaid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta hadal ka jeediyay kulanka baarlamaanka ayaa si weyn uga horyimid qorshaha wasaaradda maaliyadda ee ku...

Alshabaab oo sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay degmada Boondheere

0
Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaamin ahaa ee xalay ka dhacay maqaayadda Top Coffee oo kutaala degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, halkaas oo ay...

Faah-faahin: Maxaa ka soo kordhay weerarkii Xabsiga dhexe ee Xamar?

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqday baaritaan ay ku sameyneyso Xabsiga Dhexe ee Xamar oo Shalay ay ku dagaalameen Ciidamada Asluubta iyo qaar kamid...

XULASHADA