Turkiga oo aqoonsiga Israa’iil ku tilmaamay nasiib darada ugu weyn ee ku dhici karta...
Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Turkiga Hakan Fidan oo si adag uga aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland ayaa ku tilmaamay nasiib daro weyn oo ku...
Cusmaan Dubbe oo dib ugu laabtay Magaalada Hargeysa.
Wasiir iyo Xildhibaan hore, Cusmaan Dube, oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Somaliland, ayaa maanta lagu soo dhoweeyay gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.
Bishii hore, Cusmaan...
Hay’adda Socdaalka oo billowday baaritaanka isticmaal aan la oggolayn ee hawada iyo garoomada dalka
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay isticmaal aan la oggolayn oo lagu sameeyay hawada Soomaaliya iyo qaar...
Ciidamada Isbahaysiga Sacuudiga: Al-Zubaidi waxa uu tagay Muqdisho inta uusan u safrin Imaaratka
Afhayeenka rasmiga ah ee Ciidamada Isbahaysiga Carabta ee taageera dowladda Yemen, Sarreeye Guuto Turki Al-Maaliki, ayaa shaaca ka qaaday faahfaahin cusub oo ku saabsan...
Maraykanka oo hakiyay dhammaan kaalmadii uu siin jiray Dowladda Soomaaliya
Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday inay hakisay dhammaan kaalmadii Mareykanka ee la siin jiray dowladda Soomaaliya, iyadoo ku sababeeysay dhacdo lagu...
Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday degmada Deyniile
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay banaanbax shalay ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Dayniile oo sababay khasaare kala duwan.
War...
Golaha nabadda iyo amniga ee Midowga Afrika oo ka horyimid qorshaha Isra’iil ee Somaliland
Goluhu wuxuu si adag uga horyimid isla markaana cambeereeyay go’aanka hal dhinac ah ee ay Israa’iil ku aqoonsatay “Somaliland” oo qeyb ka ah Jamhuuriyadda...
Imaaraadka Carabta oo mar kale xaqiijisay taageerada madax-bannaanida, midnimada iyo xasilloonida Soomaaliya
Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa mar kale xaqiijisay taageeradeeda buuxda ee madax-bannaanida, midnimada dhuleed, amniga iyo xasilloonida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Imaaraadka ayaa hoosta ka...
Banaanbax looga soo horjeedo Israa’iil oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka Israa’iil kula kacday Midnimada Soomaaliya oo Culimada Soomaaliyeed ay soo abaabuleen ayaa hadda ka socda Taallada Dajirka Dahsoon ee...
Fahad Yaasiin oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho
Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo La-taliyihii ugu danbeeyay ee Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta soo gaaray caasimadda...


















