Madaxweyne Xasan Shelkh: “Ma jiraan wax calaamado ah oo muujinaya in ay Itoobiya ka...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in aanay jirin wax muujinaya in Itoobiya ay dib uga laabanayso heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay Somaliland...

Axmed Madoobe oo sheegay in 64 sano kadib aysan xor ahayn Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka qayb-galay munaasabad lagu xusayay Kowda Luulyo oo lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu...

Qoor Qoor: Dad dano siyaasadeed wata ayaa hurinaya colaadda beelaha Puntland iyo Galmudug

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoor Qoor ayaa ku eedeeyay kooxo dano siyaasadeed wata inay ka dambeeyaan hurinta dagaaladii maalmahan gobolka Mudug ku dhex marayay...

Dowlada Jabuuti oo beenisay in ay martigalinayso jabhad kasoo horjeeda Somaliland

0
Dowlada Jabuuti ayaa eedayn aan raadlahayn ku tilmaantay hadalkii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku sheegay in Jabuuti ay martigalinayso jabhad kasoo horjeeda Somaliland. Wasiirka...

Dowladda Soomaaliya oo Maanta dhoolatus Ciidan soo bandhigtay

0
Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta inta u dhaxeysa Taalada Daljirka Daahsoon iyo Taalada SYL ee Magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay dhoolatus Ciidan oo loogu dabaal-degayay 1-da...

Mareykanka oo shaaciyay in Soomaaliya ay wajahayso waqti u dhigma marxaladdii Afgaanistaan

0
Taliyaha ciidanka Mareykanka ee Afrika (Africom) , Jeneraal  Michael Langley ayaa sheegay inay Soomaaliya wajahayso waqti u dhigma marxaladdii Afgaanistaan ee dawladdii ka jirtay...

Dawladaha Soomaaliya & Itoobiya oo Wada haddallo uga Furmaya dalka Turkiga

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Habka ugu fiican ee Wax Beerashada,ka ilaalinta Biyaha wasaqeysan Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka...

Mareykanka oo digniin kasoo saaray xad-gudubka Itoobiya ee madax-banaanida Somalia

0
Molly Phee, oo ah kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee Africa ayaa ka hadashay heshiiska badda ee Itoobiya iyo Somaliland kaasoo abuuray xiisad diblomaasi...

Faysal Cali Waraabe: Waxa lagu tashaday in laynaga soo weeraro Jabuuti iyo Laascaanood

0
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Jabuuti iyo dowlada Soomaaliya ay maleegayaan qorshe lagu waxyeelaynayo Somaliland. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay...

XULASHADA