Alshabaab oo sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay degmada Boondheere
Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaamin ahaa ee xalay ka dhacay maqaayadda Top Coffee oo kutaala degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, halkaas oo ay...
Faah-faahin: Maxaa ka soo kordhay weerarkii Xabsiga dhexe ee Xamar?
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqday baaritaan ay ku sameyneyso Xabsiga Dhexe ee Xamar oo Shalay ay ku dagaalameen Ciidamada Asluubta iyo qaar kamid...
Madaxweynahii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump oo toogasho lagu dhaawacay
Madaxweynahii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu dilo, waxaana dhaawac fudud uu kasoo gaaray Trump...
James Swan oo ugu baaqay Puntland iyo dowladda Federaalka inay soo celiyaan wada shaqayntoodii
Ku simaha wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa ugu baaqay Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya in ay qaadaan tillaabooyinka lagama maarmaanka u...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaHabka wax beerashada Fiican,Diyaarinta Dhulka iyo Goosashada Tacabka,Mowduuca Todobaadkani ayaa waxaan ku eegi doonaa Sida kor loogu Qaado...
Meydad laga helay Xaafadaha Qasa & Ciidanka Israa’iil oo isaga baxay
Ciidamada Israa’iil ayaa xalay dib uga baxay qeybo ka mid ah magaalada Gaza, kaddib muddo todobaad ah oo ay duqeymo ba’ani ku hayeen isla...
Jubbaland oo amniga degmada Luuq ku wareejisay ciidanka Itoobiya
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si toos ah amniga degmada Luuq ugu wareejisay ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka ATMIS, kuna sugan gobolka Gedo.
Madaxweyne...
Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo sheegay in aanu ka qaybgalidoonin doorashooyinka Somaliland
Guddoomiyihii Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof: Axmed Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in aanu ka qaybgalidoonin doorashada ururada Somaliland, kadib markii ururada cusub laga reebay doorashada...
Ciidanka Asluubta oo soo afjaray weerarkii Xabsiga dhexe, soona bandhigay Meydadka ragii weerarka geystay
Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa goordhaw soo gabagabeeyay weerar ka dhacay gudaha Xabsiga dhexe ee Xamar oo ay geysteen koox ka tirsan Al-shabaab oo ka...
Go’aano culus oo laga soo saaray colaadda ka taagan degmada Luuq
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Fedweraalka ,maamulka Jubbalanad iyo waxfarad kale oo maalmahaan ku sugnaa Degmada Luuq ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsanaa xal u...


















