Puntland oo ugu Baaqday Madaxweyne Xasan Sheekh in uu Tixgeliyo Natiijooyinka Shirkii Kismaayo

0
— Wasiirka Dowlaha Madaxtooyadda Puntland Cabdifitaax Maxamed Abdinur, ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku boorriyay inuu tixgeliyo oo si wanaagsan uga...

Dowladda Federaalka oo ka fiirsanaysa in ay jawaabto go’aannadii ka soo baxay Shirka Kismaayo

0
Kadib go’aannadii ka soo baxay Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee ka dhacay magaalada Kismaayo, warar soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay...

Madaxweyne Lafta Gareen oo gaaray degmada Waajid.

0
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta gaaray Degmada Waajid ee Gobolka Bakool, halkaasi oo si diirran ay ugu soo dhaweeyeen...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Shirka Mucaaradka uga socda Kismaayo

0
Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa wada-hadallada siyaasadeed ee ka dhacay Kismaayo ku tilmaamay “wadada siyaasadeed ee dhamaadka ah,” isagoo sheegay in aysan lahayn “xamaasad dhab...

DFS oo hakisay waxbarashada sabab la xiriirta doorashooyinka.

0
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in laga bilaabo berri si...

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ka furay Shir Qaran oo Lagu Dardargelinayo Ka-Jawaabista Abaaraha

0
MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir qaran oo ballaaran...

Intii uu socday kulanka, waxaa si qoto dheer looga wada hadlay qorshayaasha lagu xaqiijinayo...

0
Burcad-badeeda Soomaalida ayaa bilaabay isticmaalka qalabka casriga ah ee GPS-ka, oo u fududeynaya inay si joogto ah ula socdaan dhaqdhaqaaqa maraakiibta ganacsiga ee maraya...

Maxay ka wadahadleen guddiga doorashooyinka iyo saraakiisha Booliska?.

0
Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan ee Qaranka iyo saraakiisha sare ee hay’adaha amniga ayaa kulan muhiim ah ka yeeshay doorashada la filayo inay ka dhacdo caasimadda. Kulankan,...

Xukuumadda Soomaaliya oo beenisay in heshiis qarsoodi ah ay la gashay Sweden

0
War ka soo baxay xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu beeniyay warar ku aadan jiritaanka heshiis qarsoodi ah oo horay loo baahiyay...

Somaliland oo shaacisay Tirada dadkii ku dhintay rabshadaha ka dhacay Boorama

0
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ugu yaraan 19 qof ay ku dhinteen, halka 214 kalena ay ku dhaawacmeen mudaharaadyo horraantii bishan ka dhacay magaalada...

XULASHADA