13 kun oo macalimiin ah oo u fariisatay imtixaanka wasaaradda waxbarashada

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Imtixaanka laga qaadayo 13,252 qof Macallin oo u tartamayo...

Puntland oo beenisay eedeynta UNICEF ee ah in ay dil toogasho ah ku fulisay...

0
Puntland ayaa si kulul u beenisay hadal dhawaan ka soo yeeray hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaanka ee UNICEF oo ku aaddanaa in Puntland...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Xilliga ku haboon Waraabka waraabka iyo hagaajinta Dariiqada farsamada WaraabkaMaareynta Biyaha . Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa...

Raysal wasaare Xamse oo beeniyay inay dowladda Federaalku cuqabatayn kusoo rogtay Puntland

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa beeniyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay cunaqabateyn ku soo rogtay Maamulka Puntland. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa sheegay in...

Shirkadaha Ethiopian Airlines iyo Fly Dubai oo u hogaansamay amar kasoo baxay DF

0
Waxaa si deg deg ah u dhaqan-galay amar kasoo baxay Arbacadii Hay’adda Duullimaadyada Rayidka ee Soomaaliya oo la duldhigay Shirkadaha Ethiopian Airlines iyo Fly...

SSC Khaatumo oo digniin culus kasoo saartay Safarka Madaxweynaha Somaliland ee gobolka Sanaag

0
Hogaanka sare ee maamulka SSC Khaatumo ayaa si adag u cambaareeyay safar maalmahii lasoo dhaafay uu madaxweynaha Somaliland ku marayay qeybo ka mid ah...

Raysal Wasaare Xamse “Itoobiya kama mid noqon doonto howlgalka cusub hadii aysan ka noqon...

0
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Itoobiya aysan ka mid noqon doonin howlgalka cusub ee badalaya...

Aabe Soomaali ah oo toogasho lagu dilay Gudaha Mareykanka

0
Waxaa magaaladda Omaha ee gobolka Nebraska ee dalka Mareykanka toogasho lagu dilay Allaha u naxariistee Mursal Jaamac oo 64-jir ahaa, kana mid ahaa Soomaalida...

Ciidamada Koonfur Galbeed oo maanta weerar ku qaaday maleeshiyaad hubeysan

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo ay maanta ciidamada Koonfur Galbeed ku qaadeen maleeshiyaad ku sugnaa deegaanka Yaaqbiriweyne ee gobolka Shabeelaha...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 22-08-2023

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

XULASHADA