Madaxii shaqada iyo shaqaalaha ee shirkadda Favori oo loo xiray xadgudubka muwaadin Soomaaliyeed
afiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa shaaca ka qaaday in la soo xiray Mr. Ertugrul Karafiyeli, oo ah Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha ee...
Maxkamadda sare ee dalka oo dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa’uud
Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta oo Arbaco ah go'aan rasmi ah ka gaartay kiiska dacwada dilka loo haystay Sayid Cali Macalin Daa'uud oo...
Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo ku baaqay in Xildhibaan Maxamed Abiib uu cadaalad helo
Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo booqasho ugu tagay Xildhibaan Maxamed Abiib, ayaa ku baaqay in sida ugu dhakhsaha badan uu xildhibaanku u helo cadaalada...
Soomaaliya oo IGAD ka codsatay inay kaalin ka qaadato xalka arrimaha ay isku hayaan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta Muqdisho kusoo dhoweeyay xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu, oo horey u ahaa...
Itoobiya oo saldhig cusub ka dhisaneysa Koonfur Galbeed
Wararka naga soo gaarayo gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta duleedka magaalada Baydhabo laga dhagax dhigay dhismaha saldhig cusub oo ay dagi doonaan ciidamada...
Itoobiya: Dowladda Soomaaliya ma awooddo inay si hufan uga shaqeyso meel ka baxsan gobolka...
Ku-xigeenka Wakiilka Joogtada ah ee Itoobiya u fadhiya Midowga Afrika, Nebiyu Tedla, ayaa ka hadlay hadal dhawaan ka soo yeeray Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya,...
Wasiirka Warfaafinta Puntland: Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in aysan magaalada Boosaaso ka jiri karin labo dowladdood oo isbarbar socda.
Hadalkan ayaa ka dambeeyay kadib...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Sida hagaagsan ee loo maareeyo Goosashada Dalaga iyo sida loo habeeyo marka Dalaga la goosto.
Waa subaxnimo Axad...
Dowladda Cumaan oo xiriirka Diblumaasiyadeed u jartay Israa’iil
Wakaaladda wararka Ruushka ee Sputnik ayaa ku warrantay in aysan Cumaan wax xiriir diblomaasiyadeed ah la sameyn doonin Israa’iil oo gabood falo ka dhan...
Itoobiya oo looga digay inay qaado tallaabo khalkhal gelinaysa xasilloonida Somalia
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa fariin luuqad adag lagu qoray u diray dowladda Itoobiya kadib markii ay kusoo xad-gudubtay madax-banaanida Soomaaliya, iyadoo isku dayaysa inay...

















