Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 20-2-2025
K a Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey...
Magaalada Hargeysa oo laga joojiyay cawaysyada iyo bandhig-faneedyada
Maamulka Gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland ayaa gabi ahaanba mamnuucay in magaalada Hargeysa iyo degmooyinka ku xeeran lagu qabto wax bandhig-faneed ah.
Warqad kasoo baxday...
Soomaaliya oo noqoneysa hogaanka Madasha iskaashiga Dalalka Geeska Afrika
Shirkii madasha Iskaashiga ee dalalka Geeska Afrika oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday dalka Itoobiya ayaa waxaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige...
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo culus oo ka dhacay buuraha Calmiskaad...
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo culus oo ka dhacay buuraha Calmiskaad gobolka Bari , kaasi oo markale lala beegsaday xubnaha daacish...
Puntland oo dalkooda ku celisay tahriibayaal Ethiopian ah oo isku dayay inay soo galaan...
Ciidanka amniga Puntland ayaa gacanta ku dhigay koox tahriibayaal ah oo ka soo jeeda Itoobiya kuwaas oo si sharci darro ah uga soo tallaabay...
Mashquul Siyaasadeed oo Xoogan Oo Ka Taagan Xafiisyada Madaxda Sare Ee DFS
Waxaa ka taagan mashquul siyaasad oo aad u xooggan Xagiisyada madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS).
Habeenkii xalay, labada masuul ee ugu sareeya dowladda,...
Wajigii koowaad ee wada-xaajoodyada farsamo ee u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya oo ka dhacay...
dhinaca farsamada ee u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, kaasoo uu fududeeyay Turkiga, sida ku cad baaqii Ankara ee la ansixiyay December 11, 2024.
Kulamo gaar...
Israel oo loo haysto inay mas’uul ka tahay dilka Suxufiyiin ugu badnaa 2024: CPJ
Ururka Ilaalinta Saxaafadda (CPJ) ayaa warbixintiisa sannadlaha ah ku sheegay in sanadkii 2024 uu noqday sanadkii ugu dhimashada badnaa ee saxafiyiinta tan iyo markii...
Lafta gareen oo heshiis lagu dhisayo Dekada Baraawe la galay shirkad laga leeyahay dalka...
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Lafta-Gareen ayaa saxiixay heshiis muddo 25 sano ah oo uu la galay shirkadda Arabi Holding Group Company, waxaana...
Puntland oo qabatay dadkii Daacish u qaabilsanaa lacag-ururinta iyo Qaraxyada
Taliyaha ciidanka booliiska gobolka Bari, Gaashaanle Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa sheegay in Puntland ay gacanta ku dhigtay xubno ka tirsan Daacish oo mas'uul ka...


















