Bandow lagu soo rogay Laascaanood iyo ammaanka oo aad loo adkeeyay.

0
Maamuka Waqooyi Bari ayaa 48 saac ee soo socda xayiray isku socodka gaadiidka magaalada Laascaanood, sida uu ku dhawaaqay wasiirka warfaafinta maamulka Waqooyi Bari...

Wafuud badan oo ku qulqulaya Laascaanood iyo RW Xamsa oo tagaya

0
Waxaa maanta la filayaa in magaalada Laascaanood, oo ah caasimadda Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, uu gaaro wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha...

Diyaaraddee Muqdisho ka qaaday Al-Zubaydi oo ka soo baxsaday Yemen

0
Warar dheeri ah ayaa laga helayaa diyaarad la sheegay inay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ka qaaday Caydaruus Al-Zubaydi, hoggaamiyaha Golaha Koonfurta Yemen...

Masar oo ballaarisay qorshaheeda militeri ee Dalka Soomaaliya

0
Dowladda Masar ayaa wax ka bedeshay istaraatiijiyadeeda milatari ee gudaha Soomaaliya, ka dib markii Israa’iil ay aqoonsatay Somaliland bishii hore, taasoo Madaxweyne Al-Siisi ay...

Soomaaliya oo taageertay qaraar cusub oo Golaha Ammaanka ah oo xoojinaya amniga Badda Cas

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u codeysay ansixinta Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2812, kaas oo lagu xoojinayo dadaallada caalamiga ah...

Dowladda Federaalka oo ka jawaabtay diidmadii ay Somaliland, Puntland iyo Jubaland kaga hor yimaadeen...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si cad u sheegtay in Somaliland, Puntland iyo Jubbaland aysan xaq u lahayn in ay Imaaraatka ku hayaan degaanada ay...

Soomaaliya oo ku eedaysay Imaaraatka inay si qarsoodi ah u soo gelisay hogaamiye gooni...

0
Wasiiru Dowlaha wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Cabdulle (Cali Balcad), ayaa ku eedeeyay Imaaraatka Carabta (UAE) inay si khaldan u adeegsadeen hawada Soomaaliya...

Shirkadda DP- World oo sheegtay inay ku shaqeynayso heshiisyada ay kula jirto Somaliland

0
Shirkadda dekedaha iyo saadka ee DP World oo laga leeyahay Dubai ayaa sheegtay in hawlaheeda ay si caadi ah uga socdaan dekedda Berbera ee...

Wang Yi: Shiinaha Wuxuu Caasumaad u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Si loo muujiyo Taageerada...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, Wang Yi, ayaa mar kale xaqiijiyay in dalkiisu si buuxda u garab taagan yahay Soomaaliya ilaalinta midnimadeeda, madax-bannaanideeda iyo...

Puntland oo sheegtay in dowladnimada Soomaaliya ay halis weyn ku jirto, loona baahan yahay...

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto marxalad siyaasadeed oo aad u adag, taas oo si toos ah halis...

XULASHADA