Dowladda Itoobiya oo codsatay in laga fiirsado bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta ATMIS
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Taye Atske-Selassie ayaa sheegay in loo baahan yahay in si taxaddar leh looga fiirsado ka hor inta aan la go'aamin...
Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka Yurub ee uu siin jiray muwaadiniinta Soomaaliyeed
Dowladda Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday inay joojisay soo saarista fiisaha dal ku galka Yurub ee loo yaqaano Schengen ee ay siin jirtay dadka Soomaaliyeed...
Madaxweyne Qoor Qoor iyo James Swan oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa qasriga madaxtootayada ku qaabilay siihayaha madaxa xafiiska Qarammada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi...
Wasiir Fiqi oo la kulmay wasiirada arrimaha dibadda Eritrea iyo Masar
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa magaalada New York kulan kula qaatay wasiirrada arrimaha dibadda dalalka Masar...
Masar oo ka hadashay ujeeddada hubka ay kasoo dajisay magaalada Muqdisho
Dowladda Masar ayaa ka hadashay hub ay kasoo dajisay magaalada Muqdisho oo ay ugu talo gashay dowladda Federaalka Soomaaliya.
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Arrimaha dibadda...
Siciid Deni: Waxaan diyaar u nahay inaan meel fagaare ah kuwada hadalno annaga iyo...
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo xalliyo khilaafka...
Puntland oo sheegtay inay xaq uleedahay inay hub soo iibsato
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay, in Puntland ay xaq u leedahay inay keensato hub si ay isugu difaacdo cadowgeeda. Si kastaba...
Somaliland oo walaac ka muujisay uu xiriirr ka dhexeeyo Al Shabaab iyo Xuutiyiinta dalka...
Somaliland ayaa sheegtay in uu xiriirr ka dhexeeyo kooxaha Al Shabaab iyo Xuutiyiinta dalka Yemen, kuwaasi oo iska kaashanaya khalkhal galinta amaanka gobolka.
Wasiirka Arrimaha...
Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay Somaliland uga baxaan si degdeg ah
Masar ayaa soo saartay wargalin degdeg ah oo ku aaddan dhammaan muwaadiniinta Masar ee ku sugan Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan halkaas...
Dowladda Soomaaliya oo xaqiijiysay inay Masar ka heshay shixnadaha hubka casriga ah
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ku nuux nuuxsaday in Soomaaliya ay si madax banaan u go’aamin doonto xulafadeeda gudaha iyo dibadda, maaddaama...


















