Shariif Sheekh Axmed oo weerar afka ah ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya shariif Sheekh Axmed ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay galinkii dambe ee Shalay si adag ugu dhaliilay madaxweynaha dowladda Fedaraalka...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Balaarinta aqoonta iyo sare u qaadida dhaqamada wanaagsan ee Bad Qabka Cunnooyinka ,Nafaqada Wanaagsan ee Xoolaha iyo...
Xildhibaanada labada Aqal BFS oo Ansixiyay Sharciga Doorashooyinka
Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa aqbalay codsigii Madaxweyne Xasan Sheekh ee in ahaa in muddo Bil ah dib loo dhigo fasaxa xildhibaannada si...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka codsaday BF inay sii shaqeeyaan bil kale
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay xarunta baarlamaanka ayaa labada Gole ka dalbaday inay sii shaqeeyaan bil kale oo...
Agaasimahii Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo goordhaw is casilay
Agaasimahii Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdulqaadir Cali Dige ayaa goordhaw shaaciyay inuu iska casilay xilkii uu ka haayay madaxtooyada Soomaaliya.
Qoraal dheer oo uu soo saaray...
Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaallo ka dhacay Qurilugud iyo...
Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed kasoo saartay colaado u dhaxeeya beelo walaalo ah oo ku dagaalamay...
Sideed ruux oo lagu dilay dagaal beeleed dib uga qarxay degmada Luuq
Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in markale uu saakay dib uga qarxay gudaha iyo duuleedka magaalada Luuq dagaal...
UK: Soomaaliya ayaa leh go’aanka ugu dambeeya ee Itoobiya ugasii mid ahaan karaan nabad...
Danjire Michael Nithavrianakis oo ah safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa sheegay go’aanka ugu dambeeya ee ku saabsan ka qeyb galka ciidamada Itoobiya ee...
Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Sababta Keentay Burburka Shirkii Jabuuti ee Somaliland iyo Soomaaliya
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in shirkii ay Jabuuti kula yeesheen Soomaaliya uu dhicisoobay, kadib markii ay dowlada Soomaaliya ka maarantay oo...
Shirkadaha Maraykanka oo fursad u haysta sahminta iyo soo saarista tamarta Soomaaliya
Dadaallada sahaminta dhul badeedka uu Turkigu ka wado Soomaaliya ayaa fursado cusub u furi kara shirkadaha Maraykanka ee shatiga ku haysta gobolka, sidaas waxa...