Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Caasimadda Aljeeriya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray caasimadda dalka Aljeeriya ee Aljeris, isaga oo hoggaaminaya wafdi sare oo ka socda Dowladda...

Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde oo Shaqo Joojin Sameeyay

0
Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin, iyagoo ka cabanaya go’aanka shirkadda Favori ee...

Hargeysa: Aabbe Gubay Gurigiisa, Hooyadii iyo Carruurteeda oo ku geeriyooday

0
Magaalada Hargeysa ayaa maanta gilgishay kaddib markii dab qabsaday guri ku yaalla xaafadda Oktoobar uu sababay geerida afar carruur ah iyo hooyadood. Wararka hordhaca ah...

Wasiirka Caafimaadka oo Su’aallo laga waydiiyay Dhacdadii Banaanka Isbitaalka Banaadir

0
Guddiga Baarlamaanka ee Adeegyada Bulshada, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Nadra Salah Abdi, ayaa kulan su’aalo iyo jawaabo ah la yeeshay Wasiirka Caafimaadka iyo Horumarinta...

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u tartamayo muddo-xileedkiisii...

0
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay inuu mar kale u tartamayo doorashada madaxtinimo ee dalkaas ee lagu wado in...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo baaq nabadeed ka soo saartay colaadaha sokeeye ee ka...

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay baaq nabadeed oo ay ku cambaareyneyso colaadaha sokeeye ee ku soo...

TPLF oo ku eedeySay Itoobiya in ay diyaarado dagaal ku qaaday xarumo ay ka...

0
Ururka TPLF ayaa ku eedeeyay dawladda federaalka Itoobiya inay ku xadgudubtay heshiiskii lagu soo afjaray dagaalkii gobolka Tigray, kaddib markii ay sheegtay in diyaarado...

Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya oo shaqada ka joojiyay lix agaasime waaxeed

0
Ururka Shaqaalaha Dowladda ayaa Sabtidii si kulul u cambaareeyay tallaabo uu qaaday Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux (Nuux Dheere), kaddib...

Somaliland oo Mamnuucday eVisa-da Soomaaliya, Sheegtayna in ay Iyadu Maamusho Hawadeeda

0
Xukuumadda Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday in nidaamka dal-ku-galka danabaysan (eVisa) ee ay soo rogtay dowlada Soomaaliya aanay waxba ka khusaynin Somaliland, isla markaana...

Ciidamada Midowga Yurub oo Badbaadiyay Markab Shidaal Siday oo Weerar Burcad-Badeed kula Kulmay Badda...

0
Ciidamo badeed ka tirsan Midowga Yurub ayaa gudaha u galay markab Shidaal siday oo lagu magacaabo Hellas Aphrodite, kaas oo la kulmay weerar ay...

XULASHADA