Mooshinka laga diyaariyay guddoomiye Aadan Madoobe oo la gudbiyay, maxaa lagu haystaa

0
Waxaa si rasmi ah loo gudbiyay mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), kaas oo looga dalbanayo in...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya oo Safar Shaqo ku Tagay Magaalada London

0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala, ayaa safar shaqo ku tagay...

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis ku kacaya €102 Miyan

0
Masuuliyiin ka tirsan dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa heshiis ku kacaya €102 Milyan la saxiixday madax sare oo ka socotay Midowga Yurub (EU), gaar ahaan...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ka laabatay waarankii soo qabashada ahaa ee Axmed Madoobe

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ka laabatay waarankii soo qabashada ahaa ee Axmed Madoobe, Madaxweynaha Maamulka Jubaland, oo la filayo inuu Muqdisho yimaado, si uu...

Mareykanka oo sheegay in Soomaaliya ay qaadatay mas’uuliyadda bakhaarkii la jabsaday, dibna u fasaxay...

0
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay dib u billowday gargaarkii bani’aadannimo ee ay Soomaaliya siin jirtay, gaar ahaan kan loo soo marin jiray Hay’adda Cunnada...

Somaliland oo si adag uga jawaabtay dowladaha Turkiga, Jabuuti iyo Soomaaliya ee ka soo...

0
Qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland, oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in dowladaha Turkiga iyo Jabuuti ay dano gaar ah oo dhaqaale...

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Taliye cusub u magacaabay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday Taliyihii ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaral Odowaa Yuusuf Raage, sida lagu caddeeyay go’aan rasmi ah...

DFS oo qiratay mas’uuliyada boobkii bakhaaradii raaashinka WFP ee Muqdisho

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u qaadatay mas’uuliyadda raashinkii gargaarka ahaa ee laga qaaday bakhaarkii ay Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ku lahayd...

Uganda Oo Ku Dhawaaqday Inay Ciidamadeeda Kala Baxayso Soomaaliya

0
Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ciidamadeeda uga baxeyso Soomaaliya, kadib ku dhowaad labaatan sano oo ay ka qeyb ka ahayd howlgalada nabad...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Madaxa FAO ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ee Soomaaliya,...

XULASHADA