Madaxda dhaqanka Somaliland oo soo saaray go’aamo lagu xakamaynayo colaadda ka taagan Boorama

0
Guddi madax-dhaqameed ah oo loo xilsaaray in ay ka hawlgalaan oo nabad kusoo dabaalida magaalada Boorama ayaa ku dhawaaqay in gebi ahaanba la joojiyo...

Buundada Sabiid iyo Caanood oo ay qarxiyeen Al-shabaab oo dib loo dhisay.

0
Wasiirka Gaashaandhigga iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray furimaha hore ee dagaalka gobolka Shabeellaha hoose,wafdiga uu hoggaaminayo wasiirka ayaa waxa ka mid ah wasiirka...

Dowladda Federaalka oo ka hadashay rabshadihii Boorama, baaqna u dirtay maamulka iyo shacabka Awdal

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay walaac xooggan oo ay ka qabto qalalaasihii rabshadaha watay ee ka dhacay Gobolka...

Somaliland oo dowlada Soomaaliya ku eedaysay faragelin iyo kicinta rabshadaha ka taagan Borama

0
Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku cambaareysay waxa ay ku sheegtay faragelinta joogtada ah iyo...

Taliye caan ah oo ka soo horjeeday Xamaas oo la dilay.

0
Hoggaamiyahii koox hubeysan oo Falastiini ah oo ka soo horjeedda Xamaas kana hawlgasha Qasa ayaa la dilay, sida ay sheegtay warbaahinta dawladda Israa’iil, Khamiisti....

Shan qof oo Soomaali ah oo lagu xiray gobolka Minnesota

0
Mas’uuliyiinta dowladda Mareykanka ayaa sheegay in dad ay ku jiraan Soomaali lagu xiray magaalada Minneapolis intii lagu guda jiray hawlgal baaxad leh oo ka...

Xisbiga KAAH oo cambaareeyay sida Xukuumadda Somaliland u wajahday xaaladda Boorama

0
Xisbiga mucaaradka Somaliland ee KAAH ayaa si adag u cambaareeyay sida Xukuumadda Somaliland ay ula dhaqantay dadka mudaharaadayaasha ah ee magaalada Boorama, iyo amarka...

Turkey: Soomaaliya oo wajahaysa halisyo siyaasadeed, amni iyo dhaqaale

0
Warbixin cusub oo ay soo saartay Akadeemiyada Sirdoonka Turkiga ayaa ka digaysa in Soomaaliya ay soo galeyso xilli adag oo ay saameynayaan halisyo badan...

Ka dhageyso Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere

0
Ku Soo dhowaada dhageystayaal Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA,Tartan Aqooneedka Maanta oo Khamiis ah 04-12-.2025, ka dhacay Iskuulka H/DHEXE JAALLE SIYAAD ayaa waxaa uu u...

Ilhaan Cumar oo si adag ugu jawaabtay hadaladii xanafta lahaa ee Trump ka soo...

0
Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa si kulul uga jawaabtay weerarradii afka ahaa ee Donald Trump uu dhowaan ku qaaday...

XULASHADA