Iran oo Duqaysay Xarun Saliidda Lagu Sifeeyo oo Ku Taalla Sucuudi Carabiya

0
Shirkadda shidaalka qaranka ee Saudi Aramco oo laga leeyahay Sacuudi Carabiya, ayaa si ku meel gaadh ah u hakisay hawlihii sifaynta saliidda ee Ras...

Soomaaliya si adag u cambaareysay weerarrada Iran ee lagu qaaday Qatar

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Aal Thaani, iyagoo ka wada hadlay xaaladaha...

Isra’iil oo weerar cusub ku qaaday Dalka Iran

0
Isra’iil ayaa bilowday waxa ay ugu yeertay “weerar ka hortag ah” oo ay ka qaadayso Iiraan. Bayaan soo baxay saaka ayaa Wasiirka Difaaca Isra’iil, Israel...

Xildhibaan Cabdiraxmaan oo Ka Hadlay Shirweynaha Difaaca Dastuurka

0
Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay dowlad awood leh oo leh isla xisaabtan iyo masuuliyad, balse aan noqon...

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay hadda la kulmayso cadaawad badan

0
Madaxweynaha  Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa bulshada Somaliland ugu baaqay isku duubni iyo wadajir, xilli ay waddamo badan oo gobolka saamayn ku leh...

Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay in Israa’iil saldhig milatari ka samaysato Berbera

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si adag uga hor yimid aqoonsiga ay Israa’iil siisay Somaliland iyo suurtagalnimada in saldhig milatari oo Israa'iil...

Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo shaacisay in 6.5 milyan oo qof oo ku nool...

0
Ku dhowaad 6.5 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya ayaa wajahaya heerar sare oo gaajo ah, halka in ka badan 1.8 milyan oo...

Masar oo beenisay inay Itoobiya ka caawinayso helitaanka marin Badda Cas ah, iyadoo adkaysay...

0
Dowladda Masar ayaa si cad u beenisay warar sheegaya inay diyaar u tahay inay ka caawiso Itoobiya helitaanka marin ay ku gaarto Badda Cas,...

Madaxweynaha Israa’iil oo yimid dal Soomaaliya daris la ah

0
Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa Arbacada saaka ah yimid magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Waa booqasho rasmi ah oo uu madaxweynaha Israa’iil ku...

Soomaaliya oo Mareykanka u soo bandhigtay cusboonaysiinta heshiis saldigyo iyo dekado ku saabsan

0
Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay dib u cusboonaysiiso heshiis u oggolaanaya Mareykanka inuu isticmaalo dekedaha iyo garoomada diyaaradaha ujeeddooyin milatari, iyadoo...

XULASHADA