Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo Iska Casilay Xilka Xoghayaha Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh
Cabdiraxmaan Odawaa, oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa uga dhawaaqay boggiisa rasmiga ah ee Facebook inuu iska casilay xilkii Xoghayaha Xisbiga Caddaaladda iyo...
Taliye Shub oo xilka laga qaaday iyo Taliyaha ciidanka Asluubta oo la magacaabay
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta si rasmi ah u ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee ku aaddan magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta...
KGS oo DFS ku eedeysay in diyaarad ciidan iyo Hub ay maanta geysay Waajid...
Dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa si xooggan u cambaareysay falka maanta ka dhacay deegaanada Buurhakaba iyo Waajid, halkaas oo diyaarado hubeysan oo ka tirsan...
Koonfur Galbeed oo Cafis u Fidisay Ciidamada lagu diyaarinayo Buurhakaba, Furtayna Tartanka Doorashada Madaxweynaha
Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay cafis ay u fidinayaan ciidamada tiro badan oo lagu diyaarinayo degmada Buurhakaba, iyagoo ugu baaqay inay...
Dowladda Soomaaliya oo Beenisay Diyaarad Lagu Riday Baydhabo
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar la xiriira in diyaarad ay leedahay dowladda ay ka degtay magaalada Baydhabo, iyadoo sheegtay in wararkaasi ay yihiin...
Midowga Yurub oo ka digay xiisadda ka sii daraysa ee Koonfur Galbeed, kuna baaqay...
Midowga Yurub ayaa muujiyay walaac xooggan oo ku aaddan xaaladda sii cakirmeysa ee ka taagan deegaannada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo ay isa soo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Maamul Cusub u magacowday Degmada Waajid
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay magacaabis rasmi ah oo lagu dhisayo maamulka cusub ee Degmada...
Xiisada ka taagan Baabul Mandab iyo Jabuuti oo heegan gelisay ciidankeeda
Dowladda Jabuuti ayaa heegan sare gelisay ciidankeeda badda, iyadoo bilowday kormeer joogto ah oo lagu xaqiijinayo ammaanka marin-biyoodka Baab Al‑Mandeb, kadib hanjabaado ka yimid...
Koonfur-Galbeed oo magacaawday Guddiga Doorashada kadib muran ka dhashay warqadda DFS
Maamulka Koonfur-Galbeed ayaa magacaabay Guddiga Doorashada, tallaabadaas oo lagu sheegay in ay jawaab degdeg ah u tahay warqad kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee...
Bulshada Rayidka oo Ka Digay Xiisadaha Siyaasadeed ee u Dhexeeya Dowladda Federaalka Iyo Koonfur...
Ururka bulshada rayidka Soomaaliyeed ee SONSA ayaa muujiyay walaaca xooggan ee sii kordhaya ee xiisadaha siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka...


















