Gobol muhiim ah oo gacanta u galay Taliban.
Kooxda Taliban ayaa Sabtida maanta ah la wareegtay gacan ku haynta magaalo uu awood ku leeyahay dagaal ooge caan ah, sida ay wakaaladda AFP...
Qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho
Qarax xoog leh ayaa goordhow laga maqlay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay dugsiga tababarka...
Somalia’s Institutions get a Boost to Help Bring the Country Closer to Debt Relief
Somalia's efforts toward building strong institutions received a boost with a new $75 million grant, the second in a series of two grants that...
Gabar uu dhalay Hogaamiyihii hore ee Koofur Afrika Mandela oo geeriyootay
Zindzi Mandela oo uu dhalay hoggamiyihii hore ee dalka Koofur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaal dalka Koofur Afrika.
Zindzi Mandela ayaa...
WHO oo shaacisay in cudurka Covid-19 uu caalamka ku sii kordhayo
Hay’ada u qaabilsan caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in guud ahaan caalamka uu ku sii kordhayo cudurka Covid-19 iyadoo 24kii saac ee ugu...
Faah-faahino ka soo baxaya Boqorka Sacuudiga Salman Bin Abdulaziz oo isbital la dhigay
-Boqorka 84 jirka ah ee dalka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz ayaa la dhigay isbital ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Riyadh, isaga oo ka...
Aqalka sare oo si diiran u soo dhoweeyay War murtiyeedka Shirka Dhuusamareeb
Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si diiran u soo dhoweeyay go’aankii ka soo baxay Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug,...
Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose
Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa ay howlgal kala duwan ka wadaan deegaano duleedka kaga beegan Magaalada Kismaayo ee Gobolka...

















