Ancelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Inter ee Champions League … (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)

30

Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka habeenka Arbacada ee Champions League.

Kooxda reer Spain oo booqan doonta magaalada Milano ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka habeenka Arbacada ay garoonka Giuseppe Meazza ku booqanayaan Barcelona.

Liiska Real Madrid waxaa hoggaaminaya xiddigaha kala ah Eden Hazard, Benzema iyo Vinicius Junior.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-gaya kulanka habeenka Arbacada ee Inter Milan:-