Qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Qarax xoog leh ayaa goordhow laga maqlay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay dugsiga tababarka...

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General Odowaa oo digniin adag soo saaray

0
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa digniin culus ka soo saaray dadka isticmaalaha astaanta iyo dareeska ciidamada xoogga dalka. General...

Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga oo dhiirigelisay ciyaartoy heer wanaagsan ka gaartay tartanka Golfka

0
Waxaa Dalka Mareykanka ka soconaya tartanka Golf-ka caruurta Adduunka,kaasi oo meel wanaagsan ay ka gaartay gabar Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi. Sihaam Cabdirashiid Ibraahim Xuseen oo...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

0
Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa ay howlgal kala duwan ka wadaan deegaano duleedka kaga beegan Magaalada Kismaayo ee Gobolka...

Gabar uu dhalay Hogaamiyihii hore ee Koofur Afrika Mandela oo geeriyootay

0
Zindzi Mandela oo uu dhalay hoggamiyihii hore ee dalka Koofur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaal dalka Koofur Afrika. Zindzi Mandela ayaa...

Farmaajo oo ku soo wajahan Muqdisho iyo loolan siyaasadeed uu ka bilaabayo G/Banaadir. November...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa in uu Berri oo Khamiis ah dib ugu soo laabtomagaalada Muqdisho, kaddib muddo saddex...

War Murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wadatashiga dowlad Goboleedyada

0
War murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirka Wada-tashi ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasoo shalay ka furmay Dhuusamareeb. War murtiyeedka oo ahaa...

XULASHADA