Madaxweynaha Jubbaland oo ku laabtay Kismaayo iyo xili weli duulimaadyada ay xiran yihiin

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo, kadib safar uu maalmahan ugu maqnaa dalka...

Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo sheegay in Soomaaliya dhowaan ay soo saaran doonto Shidaalkeedi

0
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo ka qeyb galayay Shirka Kheyraadka Dabiiciga ah ee Istanbul ka socda, ayaa shaaca ka qaaday...

Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo sheegay in Soomaaliya dhowaan ay soo saaran doonto Shidaalkeed

0
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo ka qeyb galayay Shirka Kheyraadka Dabiiciga ah ee Istanbul ka socda, ayaa shaaca ka qaaday...

Puntland: Madasha Wadatashiga kuma noqonayno xalna uma keeni karto waxyaabaha la isku hayo

0
Wasiir u dowlaaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifitaax Cabdinuur, ayaa sheegay in Puntland aysan dib ugu laaban doonin shirka Wadatashiga, isagoo sheegay in loo baahan yahay...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya

0
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay in uu dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab dib u dhigay, sababo la...

OCHA oo ku baaqday in loo gurmado 45,000 Qof ay sameeyeen fatahaadaha Soomaaliya

0
Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA ayaa ku baaqay gargaar deg deg ah oo lagu taageerayo 45,000 oo qof...

Xildhibaano Maraykan oo ka horyimid go’aanka Soomaaliya ku mamnuucday baasaboorka Taiwan

0
Xildhibaano Mareykan ah ayaa warqad rasmi ah u diray safiirka Soomaaliya ee Washington, Daahir Hassan Abdi, iyagoo ka codsaday dowladda Soomaaliya in ay dib...

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka oo laga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada Golaha Shacabka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xildhibaano kamid ah Golaha Shacabka ahna xubno katirsan Golaha Wasiirada xukuumadda federaalka ka mamnuucay ka qeyb-galka fadhiyada...

Dib u dhac ku yimid shirka golaha wadatashiga Qaranka.

0
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee lagu waday inuu ka furmo magaalada Muqdisho 1-da ilaa 2-da bisha May, ayaa baaqday. Shirkan oo ah mid si weyn...

Shiinaha oo soo dhoweeyay go’aanka ay Soomaaliya ku mamnuucday baasaboorka Taiwan

0
Shiinaha ayaa Soomaaliya ku ammaantay mamnuucidda ay ku soo rogtay dadka wata baasaboorka Taiwan oo laga joojiyay Soomaaliya, iyadoo Soomaaliya ay u aqoonsan tahay...

XULASHADA