Soomaaliya oo si adag u cambaareysay weerarka ay Iran ku qaadday dalka Qatar

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay weerarka ay Iran ku qaadday dalka Qatar, iyadoo ku sheegtay...

Khilaaf xooggan oo ka taagan doorashada xiriirka kubadda cagta Puntland

0
Khilaaf culus ayaa ka taagan doorashada hoggaanka Xiriirka Kubadda Cagta Puntland, taasoo la qorsheeyay inay xalay ka dhacdo magaalada Garowe, caasimadda Puntland, balse dib...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee DF iyo maamul goboleedyada oo dib loo dhigay

0
Shirka golaha wadatashiga qaran oo hore madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u mudeeyey inuu qabsoomo 22-ka bishan ayaa dib loo dhigay sabab la xiriirta...

Wafdi ka socda DF oo ka qeyb galaya shir ka dhacaya Turkiga

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, halkaasi oo uu kaga qeybgalayo meertada 51aad ee...

Kalfadhiga 6aad ee BFS oo la shaaciyay waqtiga uu xirmayo

0
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay in maalinta berri oo ku beegan 22-ka Juun 2025 uu...

Ciidamada Qaranka iyo Uganda oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Sabiid iyo Caanoole.

0
Ciidamada huwanta ayaa maanta dagaal kula wareegay deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellada Hoose oo halkaasi ay ka talinayeen Maleeshiyaadka Al-shabaab. La wareegista deegaanka...

MW Xasan Sheekh oo soo xiray shirka Gogosha Wadatashiga Qaranka

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Gogosha Wadatashiga Qaran oo muddo afar maalmood ah ka socotay magaalada Muqdisho, taas oo...

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil

0
ran Markale saaka waxay gantaaladeeda gaareen xaafadda Bi’ru Shacba, dhisme ka koobnaa lix dabaq oo halkaasi ku yaalay waxaa gaaray burbur kadib markii gantaalada...

Sanbaloolshe oo markale ku soo laabtay Golaha Shacabka ee BF

0
Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa si rasmi ah loogu doortay mar kale Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo ku guuleystay...

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Kismaayo.

0
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed  Maxamed Islaamka (Axmed Madoobe), ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib muddo uu ku maqnaa dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta. Mudadii uu...

XULASHADA