Puntland oo sheegtay in dowladda Federaalka ay deeqaha waxbarasho u diidday ardayda Puntland

0
Puntland ayaa sheegtay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ardayda  reer Puntland u diidday deeqaha waxbarasho ee caalamka looga helo magaca Soomaaliyeed. Agaasimaha tacliinta sare ee...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal lagu hoobtay oo ka dhacay gobolka Galgaduud

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed mar kale dib uga qarxay qaybo kamid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Dagaalka...

Xog: Soomaaliya iyo Itoobiya oo markale wada-hadallo ku yeelanaya Turkiga

0
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa markale wada-hadallo xasaasi ah ku yeelan doono magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga, si dib loogu sii ambo qaado...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Qodobada aas aaska u ah isku dhafka Dalaga iyo Maareynta Cayayaanka, Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna...

Masar oo bilowday inay casriyayso diyaaradaheeda dagaalka xilli ay sii kordhayso xiisadda Itoobiya kala...

0
Masar ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis la gashay Shiinaha si ay u iibiso diyaaradaha dagaalka ee J-10C, iyadoo ujeedadu tahay inay baddasho diyaaradaheeda...

Wiil dhalin yaro ah oo horay dil uga gaystay Caabudwaaq oo toogasho lagu fuliyay

0
Maxamed Kaafi Cabdi oo ay dhowaan dil toogasho ah ku xukuntay maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu toogtay degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolkaasi. Maxamed Kaafi...

Itoobiya: Madaxda Soomaaliya waxay la shaqeeyaan cadowgeenna, waana iska difaacaynaa

0
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhaleeceeysay madaxda dowladda Soomaaliya inay la shaqeeyaan waxay ugu yeertay cadowga Itoobiya, iyadoo sheegtay inay ka go’an tahay inay difaacdo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo diiday inuu magaalada Beijing kula kulmo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku gacan seyray inuu magaalada Beijing ee Shiinaha kula kulmo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, sida...

Dhalinyaro Soomaali ah oo ku xayiran garoonka diyaaradaha magaalaga São Paulo ee dalka Brazil

0
Garoonka diyaaradaha magaalaga São Paulo ee dalka Brazil waxaa mudo hal todobaad ka badan ku dhex xayiran dhalinyaro Soomaaliyeed oo loo diiday iney ka...

Masar oo adkeysay Amniga xadka ay la wadaagto Qasa & Taliyaha guud ee Ciidanka...

0
Taliyaha guud ee ciidanka  Masar, Sarreeye Guud Axmed Fathy Khaliifa, ayaa booqasho kadis ah ku tagay xadka Masar iyo Qasa, halkaa oo la sheegay...

XULASHADA