Wararkii ugu dambeeyay xaalada degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo

0
Xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn ayaa saakay laga soo warinaya magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo oo labadii maalin ee lasoo...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka shiray sidii loo xoojin lahaa taageerada Soomaaliya

0
Magaalada Doha ayaa martigelisay shirkii heer wasiir ee Kooxda Xiriirka Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Soomaaliya, iyadoo diiradda la saaray sidii loo xoojin lahaa...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Khilaafkii kala dhaxeeyay dalka Itoobiya si rasmi ah lloosoo...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasi oo ka dhashay heshiiskii Itoobiya la gashay...

Kooxda RSF ee dalka Suudaan oo ku dhawaaqday dowlad kale oo ka madax-bannaan Khartuum

0
Koox siyaasadeed oo uu hoggaaminayo ciidanka milatariga ah ee RSF (Rapid Support Forces) ee dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqday inay dhiseen dowlad kale oo...

Jubbaland oo ka hadashay dagaaladii ka dhacay magaalooyinka Beledxaawo iyo Doolow

0
Warsaxafadeed kasoo maamulka Jubaland ayaa si adag loogu eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu ka dambeeyo dagaalada ka dhacay saacadahii lasoo dhaafay magaalooyinka...

Puntland oo walaac weyn ka muujisay dhaqdhaqaaqyada sii kordhaya ee Alshabaab

0
Puntland ayaa cambaareysay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay shalay kula wareegtay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kaas oo sababay khasaare naf iyo maalba leh. War-saxaafadeed kasoo...

Dagaal Maanta markale ka qarxay Degmada Beledxaawo

0
Wararka ka imaanaya magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu markale ka bilowday degmadaasi. Ciidamo kala taabacsan Jubbaland iyo dowladda...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Addis Ababa si uu uga qeyb galo Shirweynaha 2-aad ee...

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saakay gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, si uu uga qeyb galo Shirweynaha 2-aad ee Ilaalinta Cunnada...

Dowladda Soomaaliya oo beenisay wadahadalka Mareykanka iyo Al-Shabaab

0
Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in ay jiraan wadahadallo u...

Soomaaliya iyo Turkiga oo magaalada Istanbul ku kala saxiixday heshiisa muhiim ah

0
Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya ayaa Shalay oo Khamiis aheyd magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku kala saxiixday heshiis cusub oo la xariira wax ka...

XULASHADA