Israa’iil oo Duqeymo Ka Geysatay Caasimadda Yemen ee Sanca
Israa'iil ayaa duqeyn culus ka fulisay caasimadda Yemen ee Sanca, sida ay xaqiijiyeen saraakiil Israa’iiliyiin iyo Yemeni ah, weeraradan cusub ayaa colaada kusii fidinaya...
Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay hufnaanta lacag $153 milyan ah oo Bangiga Adduunka...
Dowladda Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay hufnaanta barnaamijka gargaarka bulshada ee Baxnaano, oo ay maalgelisay Bangiga Adduunka isla markaana uu maamulo Barnaamijka Cunnada...
Villa Soomaaliya oo wajahaysa su’aalo ku saabsan diyaar garowga doorashada qof iyo cod
Waxaa isa soo taraya walaac laga qabo qorshaha Villa Soomaaliya ee ku aaddan doorashada qof iyo cod, iyadoo mucaaradka iyo qaybaha bulshada ay ku...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Cali Yaasiin Gurbe u Magacaabay Agaasimaha Guud ee TUBSAN
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta u magacaabay Mudane Cali Yaasiin Gurbe inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran...
Masar oo soo gebogebeysay tababarkeedii ugu horreeyay ee ciidankeeda ku biiraya howlgalka cusub ee...
Xarunta Qaahira ee Nabadda, Halganka iyo Tababarka (CCCPA) ayaa ku dhawaaqday inay soo gabagabeysay tababar markii ugu horreysay loo qabtay cutubyo kamid ah ciidamada...
Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Soomaaliya oo ka digay aqoonsiga Somaliland
Kani Torun, oo ah diblumaasi iyo safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Soomaaliya, ayaa sheegay in aysan jirin wax qodob ah oo sharci ahaan...
DFS oo Wajahaysa Waqti Xasaasi ah Iyadoo Doodaha Dastuurka iyo Doorashooyinka Ay Kulul Yihiin
Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa haatan ku jirta bartamaha sanadkii afaraad ee muddo xileedkeeda dastuuriga ah, waxaana uga harsan xilka qiyaastii 8 bilood, xilli...
Farmaajo oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi Bari
Madaxweynaha hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa qoraal uu soo saaray ku hambalyeeyay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan oo maanta loo doortay Guddoomiyaha Golaha...
Muxuu ka yiri MW Xasan Sheekh Doorashada guddoonka ee Baarlamaanka Waqooyi Bari.
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa...
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay duuleedka degmada Garbahaarey
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo aroornimadii hore ee saakay ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ku qaadeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab...


















