Soomaaliya oo Codkeeda Ku Biirisay Dalalka Doonaya in Cunaqabatayn Lagu Soo Rogo Iran
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codkeeda ku biirisay dalalka taageeray qaraar cusub oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka soo baxay, kaas oo dib loogu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo cadeeyay kaalinta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in doorashada Soomaaliya xubinta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay tahay guul taariikhi...
Soomaaliya oo lagu daray dalalka laga mamnuucay fiisaha Imaaraadka Carabta sanadka 2026
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Soomaaliya ku dartay liiska dalalka aan la siin doonin fiisaha dalxiiska iyo shaqada sanadka 2026, sida lagu sheegay wareegto cusub...
Xildhibaanada Golaha Samatabixinta oo eedeymo culus u jeediyay madaxweynaha iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ku mideysan Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa qoraal ay si wadajir ah u soo saareen eedeymo culus ugu jeediyay madaxweynaha...
Madaxweyne Xasan Sheikh: 10 Milyan oo qof ayaa haysta baasaboorka Soomaaliya, waala saxayaa siday...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in baasaboorka Soomaaliya ay haystaan in ka badan 10 milyan oo qof, kuwaas oo aan la ogayn...
Trump oo si xun u weeraray Soomaaliya iyo Ilhaan Cumar
Xildhibaanadda Soomaalida ah ee Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Mareykanka iyo Madaxweyne Donald Trump ayaa mar kale u muuqda in ay goradda...
DFS oo sheegtay in bilaha soo socda lagu dhawaaqi doono natiijada dadalka sahminta Shidaalka.
Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta XFS Daahir Shire ayaa qiray in ay jiraan siyaasad cad oo Dowladda Soomaaliya ay ka leedahay barnaamijka shidaal qodista...
Dib u dhac ku yimid Furitaanka kalfadhiga 7-aad ee BFS.
Waxaa dib u dhac ku yimid Furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo qorshuhu ahaa inuu beri ka furmo Muqdisho.
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya...
Ra’yi ururin: 52% Israa’iiliyiintu kuma kalsoona Netanyahu, laakiin mucaaradka ayaa awood u leh inay...
Ra'yi ururin: 52% Israa'iiliyiintu kuma kalsoona Netanyahu, laakiin mucaaradka ayaa awood u leh inay dhisaan dawlad
Ra’yi ururin uu sameeyay wargeyska Maariv ayaa daaha ka...
Xasan Sheekh: Dalka laguma imaan karo Baasaboor ajnabi ah oo aan fiiso la socon
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay si adag uga hadlay nidaamka cusub ee dal-ku-galka, isagoo carabka ku adkeeyay in aysan suurtagal noqon doonin...


















