Ka dhageyso Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere
Ku Soo dhowaada dhageystayaal Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Maalin kasta oo Khamiis ah aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2;30...
Dowladda Fedaraalka oo uga digtay Mucaaradka iney tagaan Saldhigyada ciidanka Booliiska
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Macalin ayaa xubnaha siyaasiyiinta Mucaaradka ah ugu digay iney markale tagaan Saldhigyada ciidanka Booliiska Soomaaliya.
Wasiir...
Abiy Ahmed oo maanta dhagax dhigi doono warshada bacriminta beeraha oo laga hirgaliyo gobolka...
R/wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xalay u hoyday Jigjiga halkaasi oo uu ku joogo booqasho, Abiy ayaa ugu horeyn safar gaaban ku gaaray mashruuca...
Mareykanka oo hakiyay qeyb ka mid ah adeegyada shaqo ee ka socotay Safaaradeeda Muqdisho
afaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay hakisay qayb ka mid ah howlgalkeeda caadiga ah, kadib markii dowladda Mareykanka...
Golaha wasiirada oo ansixiyay magacaabista Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda ee ku aaddan in Maxamed Maxamuud Cabdulle uu noqdo Xisaabiyaha Guud ee dowladda ,...
Mareykanka oo qaaday howlgallo ku wajahan Soomaalida ku nool Minnesota iyo St. Paul
Magaalooyinka mataanaha ah ee Minneapolis iyo St. Paul ee gobolka Minnesota, halkaas oo ay ku nool yihiin in ka badan 82,000 oo Soomaali ah,...
Muhaajiriin Soomaali ah oo naftooda Ku waayay Badda u dhaxaysa Faransiiska iyo Ingiriiska
Muhaajiriin tiro badan ayaa weli ku sii jeeda Ingiriiska iyagoo adeegsanaya doonyo yar yar, xilli saddex qof ay ku dhinteen isku dayo loogu gudbayay...
DF iyo Mucaaradka oo la filayo inay dib ugu laabtaan wadahadal, kadib cadaadis caalami...
Warar la helayo ayaa muujinaya in Beesha Caalamka, gaar ahaan Qaramada Midoobay iyo Dowladda Mareykanka, ay si rasmi ah ugu biireen dadaallada lagu xalinayo...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in La Dardar-Geliyo Maqaamka Muqdisho iyo Dhismaha Golaha...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa jeediyay baaq culus oo ku saabsan dardargelinta dhismaha hay’adaha garsoorka dalka, gaar ahaan...


















