Golaha wasiirada Jubbaland oo DFS ugu digay faragelinta Gedo

0
Madaxweynaha Jubbaland,  Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada oo diiradda lagu saaray arrimaha amniga iyo xaaladda guud ee siyaasadda dalka. Golaha Wasiirrada...

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay heshiiska xabad joojinta ee wada gaareen Israa’iil iyo Xamaas

0
 Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay heshiiskii xabad joojinta ahaa ee Magaalada Sharma Al-Sheekh eedalka Masar ku dhexmaray Israa’iil iyo Ururka Xamaas, kadib dagaalo...

Puntland oo soo qabatay doonyo ajaanib ah oo kalluumeysi sharci-darro ah ka wadey xeebaha...

0
Ciidanka Ilaalada Canshuuraha Puntland ayaa gacanta ku dhigay doonyo kaluumeysi oo si sharci-darro ah uga kalluumeysanayay xeebaha Puntland. Hawlgalka oo socday muddo toddobo cisho ah,...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiisyo ku saabsan waxbarashada iyo cilmi-baarista

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ku saabsan dhinacyada waxbarashada iyo cilmi-baarista. Hehsiisyada isfgarad...

Khilaafka DFS iyo Jubbaland oo cirka isku sii shareeray, kadib wadahadallo fashilmay

0
Waxaa markale cirka isku sii shareeray khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam...

Israa’iil iyo Xamaas oo wada gaaray heshiis xabad joojin ah

0
Israa’iil iyo Xamaas ayaa heshiis is afgarad oo hordhac ah ku wada gaaray magaalada Sharma shiikh ee dalka Masar, kadib wada hadalo ay dhexdhexaadiyeen...

UK oo ballanqaadday inay sii wado taageerada Soomaaliya ee dhinaca xuquuqda aadanaha iyo maamul...

0
Boqortooyada Ingiriiska ayaa ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya ee ku saabsan xoojinta xuquuqda aadanaha iyo nidaamyada maamul wanaagga, iyadoo arrintaas...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Kampala kula kulmay dhigiisa Dalka Uganda

0
Wasiirka amniga gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada Kampala Wasiirka amniga ee...

Dowladda Federaalka oo qorsheyneysa dhismaha maamul cusub oo Jubbaland ah

0
Taliyaha ciidanka hay'adda Nabad sugidda iyo xasilinta ee gobolka Gedo Cabdirashiid Janan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay wado qorshe ay...

Dowladda Soomaaliya oo si adag u beenisay warar sheegayay heshiis qarsoodi ah oo ay...

0
 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si cad u beenisay warar dhawaan lagu baahiyey warbaahinta, kuwaasoo sheegayey in heshiis qarsoodi ah oo ku saabsan kaalmada horumarineed...

XULASHADA