Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada ee toddobaadlaha ahaa?
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamsa Cabdi Barre, kaas oo diiradda lagu...
Mas’uuliyiin xasaanad leh iyo maleeshiyaad lagu eedeeyay colaadda Wanlaweyn November 12, 2025
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa degmada Wanlaweyn ku dhawaaqday inay bilaabi doonto soo bandhigista mas’uuliyiin xasaanad leh oo lagu eedeeyay inay si...
Madaxweyneyaasha Masar iyo Kenya oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo Geeska Afrika November...
Madaxweynaha Masar, Cabdulfataax Al-Sisi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Kenya, William Ruto, iyagoo si gaar ah uga wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo guud...
Madaale oo sheegay in Xisbiga MW Xasan Sheekh ee JSP uu qarka u saaran...
Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa si kulul uga hadlay hadal ka soo yeeray xubno ka tirsan Xisbiga Cadaaladda iyo...
Farmaajo oo ku soo wajahan Muqdisho iyo loolan siyaasadeed uu ka bilaabayo G/Banaadir. November...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa in uu Berri oo Khamiis ah dib ugu soo laabtomagaalada Muqdisho, kaddib muddo saddex...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Go’aano culus ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka. November...
Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku soo dhammaaday shir muhiim ah oo socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo ay yeesheen mas’uuliyiin ka...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo sheegtay in lasoo afjaray cabashooyinkii shaqaalaha Garoonka Aadan...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa sheegay in lasoo afjaray cabasho shaqo oo ay muujiyeen...
Dad loo soo xiray dhacdadii argagaxa laheyd ee ka dhacday Wanla-weyn.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in seddex nin loo soo xiray dhacdadii argagaxa lahayd ee dhawaan ka dhacday duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Caasimadda Aljeeriya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray caasimadda dalka Aljeeriya ee Aljeris, isaga oo hoggaaminaya wafdi sare oo ka socda Dowladda...
Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde oo Shaqo Joojin Sameeyay
Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin, iyagoo ka cabanaya go’aanka shirkadda Favori ee...


















