Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Shir Amni Ka Qabtay Baydhabo

0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta guddoomiyay kulan amni oo heer sare ah oo ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo ay...

Wasiir Fiqi: Barnaamijka E-Visa Wuxuu Xannibay In Ajaanib Daacish Ah Diyaarad Ku Soo Galaan...

0
Wasiirka gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in barnaamijka E-Visa uu door muhiim ah ka qaatay xakameynta iyo ka...

Puntland oo eedeyn culus u jeedisay Hay’adda SoDMA

0
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid, ayaa eedeyn culus u jeedisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), iyada oo sheegay in ay si...

Masar oo dekad cusub ka dhisanaysa dal ku yaalla Geeska Afrika iyo Itoobiya oo...

0
Waxa jira warar sheegaya in Masar ay qorshaynayso in ay dekad ka dhisato dalka Jabuuti. Labada dal ee Jabuuti iyo Masar ayaa sannadkii la soo...

Xisbiga Kulmiye oo Sheegay in Somaliland ay Ku Guulaysatay in ay Gacanta Ku Dhigto...

0
Xisbiga Kulmiye ee Somaliland ayaa soo dhaweeyay  Ururka Caalamiga ah ee Duulimaadyada (IATA)  oo sheegay in marka aad ka dagayso garoomada Hargeysa iyo Berbera...

Soomaaliya oo sheegtay in taageeradii beesha Caalamka ee yaraatay ay saameyn ku yeelatay kobaca...

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa wareysi uu siiyay CNBC Carabiya ku sheegay in Soomaaliya ay gaartay horumar la taaban karo oo dhinaca...

Maraykanka oo Sheegay in La Jabsaday Nidaamka E-Visa ee Soomaaliya, Lana Xaday Xogta Kumannaan...

0
 Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin rasmi ah oo ku saabsan suurtaglnimada in kooxaha burcad internet-ka ay dhex-galeen nidaamka dal-ku-galka danabaysan (E-Visa)...

Kenya oo ku guuleysatay kursigii uu baneeyay Garsooraha Soomaaliyeed Cabdulqawi

0
Dowaldda Kenya ayaa ku guuleysatay loollan adag oo afar wareeg qaatay, kaas oo lagu tartamayey kursiga ka banaanaa Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ), kadib markii...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ka digay arrimo halis ku ah dastuurka

0
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ka kooban Puntland, Jubaland iyo Madasha Badbaadada Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay qorshe ay ku qabanayaan shir heer sare ah oo...

Madaxweynahii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Muqdisho dib ugu soo laabtay

0
Madaxweynihii hore ee dowlada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib mudo sanado ah oo uu...

XULASHADA