Soomaaliya iyo Sudan oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka xilli Laga Walaacsan yahay Xaaladda El...

0
Wasiirka Dowladda Federaalka ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cali Maxamed Cumar, ayaa Axaddii xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowladda...

Shariif Sheekh Axmed “35 sano kadib qofka ku fakiraayo inuu isagu bedasho Dastuurka ee...

0
Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa markale weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna ku dheeraaday...

Iiraan oo ku tilmaantay Maraykanka soo saaraha ugu khatarta badan Nukliyeerka

0
Maalin uun ka dib markii uu madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu amray in dib loo bilaabo tijaabooyinka hubka Nukliyeerka, ayuu wasiirka arrimaha dibadda Iiraan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaybgalaya furitaanka Matxafka Qaran ee Dhaqanka iyo Taariikhda Masar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaas oo uu kaga...

Trump oo markale ku baaqay in Soomaaliya loo masaafuriyo Xildhibaan Ilhaan Cumar

0
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa dib u soo nooleeyay baaqyadiisii hore ee ahaa in la masaafuriyo xildhibaan Ilhan Cumar oo ka tirsan Congress-ka...

Wasaaradda Difaaca Turkiga oo beenisay in Dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay diyaaradaha dagaalka ee T129...

0
Wasaaradda Difaaca ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u beenisay warar dhowaan lagu faafiyay baraha warbaahinta, kuwaas oo sheegayay in Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Madaxweyne Xasan sheekh oo gaarey Dalka Masar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgalayo...

Maamulka Waqooyi Bari oo Puntland ku eedeeyay weerar ka dhacay Boocame

0
Maamulka Waqooyi Bari ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in ciidamo ka amar qaata Madaxtooyada Puntland ay weerar ku soo qaadeen degmada Boocame ee gobolka...

TPLF oo ka digtay dagaal ba’an oo ay mar kale la galaan dawladda Itoobiya

0
Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa soo saartay bayaan ay ku cambaareyneyso hadalkii Raysalwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed uu toddobaadkan bilowgiisii ka sheegay Baarlamaanka Federaalka...

Samia Suluhu Hassan oo ku guuleysatay iney noqoto madaxweynaha dalka Tanzania

0
Guddiga doorashooyinka dalka Tanzania ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada doorashadii maalmo ka hor ka dhacday dalkaas iney ku guuleysatay Samia Suluhu Hassan. Samia...

XULASHADA