Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah (IMSO)
Soomaaliya ayaa ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dayax-gacmeedka la socodka dhaqdhaqaaqa Maraakiibta iyo doomaha maraya badaha ee loosoo gaabiyo (IMSO) si ay uga...
RW Xamsa oo ku baaqay in la asaaso Sanduuqa Maalgashiga ee Daanta Koonfureed ee...
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa hadal-jeedintii furitaanka ka sameeyay Madasha Caalamiga ah ee MEdays ee ka qabsoontay dalka boqortooyada Marooko.
Ra’iisul Wasaarada...
Farmaajo oo baaq degdeg ah ka soo saaray abaarta baahsan ee Soomaaliya ku dhufatay
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Arbacadii soo saaray war-saxaafadeed uu ku muujinayo walaac xooggan oo ku saabsan xaaladda bini’aadantinimo ee ka...
NOSUJ oo sheegtay in 79 kiis oo ku saabsan tacaddiyo galmo oo lagula kacay...
Ururka Suxufiyiinta ee NUSOJ ayaa soo bandhigay warbixin cusub oo muujinaysa in haweenka suxufiyiinta ah ay kordheen tacaddiyada, hanjabaadaha iyo cabsi-gelinta lagula dhaqmo gudaha...
Dowladda Spain oo Howlgalka AUSSOM ugu deeqay hal mliyan oo Yuuro ah
Dowladda Spain ayaa ansixisay hal milyan oo euro oo ah deeq ah oo loo dirayo Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM),...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika
Wararka ka imaanaya deegaanka Philippi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalo Xeebeedka Cape town ee dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in Xalay halkaasi...
Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga oo hortagay Golaha Shacabka.
Kulanka, oo ay 140 xildhibaan ka qeyb galeen, ayaa ajendahiisu ahaa akhrinta labaad ee Heshiiska Aas-aasida Ciidanka Heeganka Bariga Afrika, kaasoo ay soo diyaarisay...
Maxay ka wadahadleen Wasiir Fartaag iyo Madaxweynaha Interpol?
Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka qaybgalay Fadhiga 93-aad ee Golaha Guud ee Interpol, oo sanadkan...
Ilhaan Cumar oo si adag u difaacday beegsigii Trump ee Soomaalida Minnesota.
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo madaxda kale ee xisbiga Dimuqraadiga-Farmer-Labor ayaa cambaareeyey beegsigii dhawaan Madaxweyne Donald...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Marooko u duulay si uu uga qeyb galo Madasha MEdays
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saakay u duulay dalka Marooko, si uu uga qeyb galo Madasha sanadlaha ah ee MEdays,...


















